User:Axmadxusen10

Ka Wikipedia

Cite error: The opening <ref> tag is malformed or has a bad name==ahmed hussen ilka case== magaciisa oo dhameys tiran waa ahmed hussen Osmaan waxa uu dhashay 06-10-1994 sidoo kale waxa uu ku dhashay somalia gobolka hiiraan degmada ceel cali ee konfur galbeed magaalda beled weyne una jirta 75KM yaraantisii ayeey qoyskooda usoo wareegeen magalada beled weyne ee xarunta laga maamula gobolka asiga oo laba sano jir ah ahmed waxaa soo korsatay hooyadiis habibo adam abu bakar oo ubad dhan asiga ka qabtay sanadkii 1999 ayoow biloway barashada dugsiga quraxaan kariim macalinkiisa dugsiga waxaa la oran jiray moallin yousuf hassan ibraahim laba sano kadib ayoow biloway iskoolka machadka ah asiga oo ka biloway school la oran jiray HIWA kaas oo loogo tala galay bar baarinta caruurta caqligooda sidoo u kubci lahaa sanadkii 2003 ayoow u wareegay schoolka omar binu khadhaab ee ahaa waqtigaas schoolada ugu wanaagsan sidoo kale sanadkii 2007 ayoow ka gudbay marxaladii lagu baran jiray schoolkaas oo ah dugsiga dhexe iyo dugsiga hoose waxaa una u wareegay AL AQSA school oo ah school dhaxe iyo sare soo wada kooboo ahmed waxooow ahaa arday xifdiyay quraanka kariimka kana mid ahaa ardayda ugu fiican schoolada u soo maray