User:Baashi bacarar

Ka Wikipedia

waxa mahad leh Allah subxanuhu watacala ka dib mahada Alle waxan u mahad celinaya dadka qoray qoraalkan taarikhda ahna wax muhim ah in la ogaado taarikhdada iyo jiritanka dadnimo.

mahad celin  iyo taagerid kadib waxan jeclahay in aan ku darro taarikh qoraaleedka cawa mid ka midda halyey yaddi beesha oo aaan meesha iiga muuqan iyago ey jirran helyeyyo badan oo maqan waxa loo bahan yahay in la soo geliyo lana raadiyo boogana lagu soo daro lana weydiiyo dadka taariikhda ka ag dhow sida odayada oo kale hase yeeshe caawa waxanan meesha ku arag halyey somaliyed kana dhashay beshan la qorayo taarikhdeeda lana oran jirey alla haw raxmadee ( halyey  cali naxar ahana  hogaamiyihi hogaminayey ciidanki xoreyey juboyinka kana xoreyey xabashida iyo gumeystaha ) waxan jelahay in aad xaqijin doontana halyeyga kuna dari dontaan qoraalka taarikhda beesha..