User:Cantar kidaar cune

Ka Wikipedia

waxa aaynu ka hadali doona wadaanka slofaakiya ingriis waa (slovakia) afka dalka waa (slovensko)wuxuu ku yalla badhaamaha iyo bariga iyo galbeekda yruub waa wadan aad uu kooban waxana ku nool dad lagu qiyaaso 5.00000 shan milyan caasimadu dalka waa bratslaava dalka waxa ku wada nool dad asal ahan ka so jeeda ,,,hungry iyo dad asal ahaan ka so jeeda ,,romaania ,iyo qaar kale oo ah ukraineian luqada dalkau waa ,,slovesko dalku wuxuu hore uu ah midowgii chzechslovesko wixi inta ka horeyaya uu ahaan jiray booqortooyadii laga xukuumi jiray dalka hangeeriya caasimadisa budpest mudo aad uu dheer dalka slovakia wuxuu dal gaar ah noqoday 1993-kii kaso xornimadisa kala ka qatay dalka kale e czech repablica dalka slovakia wuxuu dhaqaale ka hella inta bada dalxiiska dalku wuxuu leeyahay buuro dhaadheer oo lagu magacabo TATRA kuwaso xilliga barafka dushooda lagu sameeyo tartan dadka dalka ku nool waa dad inta badan aan dhib badan lahayn balse ah dad aan sidaa dhaqale badan uu lahayn dalku wuxuu ku jira ,,,midowga yruub ,,zoone yuruub iyo shangahay wadmada la yidhado