User:Dagmada-lambar50

Ka Wikipedia

dagmada lambar50 waa dagmo ku taalo gobolka shebeelada hoose waana dagmo taariikh ku leh dalka dagmada waxaa dago qoomiyada direed gaar ahaan beelaha biimaal iyo dabruube waxaana hoos yimaado tuulooyin aad ufara badan dagmada waxay lee dahay ama allaaah ku manaystay dhul beereed xoolaha nool airport wadgama waxay xad la leedahay dagmooyinka afgooye awdheegle qoryooley magalada xasimada gobolka ee marka