User:Eng Abukar

Ka Wikipedia

Abuukar Ciise Siciid"Qoob" (Af-Ingiriis: Abukar Isse Said, Af-Carabi:المهندس ابوكرعيس سعيد ) (dhashay 1993 kuna dhashay Tuulada Baqbaq ee hoostimaada Deg Dangorayo, Soomaaliya) waa Soomaali Engineer ah, Aqoonyahan iyo Tababare nololeed isku ah noqdayna Gudoomiyaha Danwadaag Dangorayo Development Org oo hoos yimaada Deg Gobolka Nugaal gaar ahaan Deg Dangorayo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya laga soo bilaabo 8 Febraayo 2017. Wuxuu soo noqday Gudoomiyaha Naadiga Kaydka Aqoonta Buug iyo Qalin laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2015 waana aasaasaha Labada NaaIslam, waa Eng isii u shaqaysta oo leh Xirfada Engineernimo ahna Engineerada aadka loo amaano dhanka dhismaha.

Gudoomiyaha Danwadaag Dangorayo Development (DADDO) wuxuu xilkii ugu horeeyey oo Gudoomiye nimco Ka qabtay Ururka DADDO 8 Febraayo 2017 (1 sano, 7 bilood, iyo 10 maalmood dhaaftay) – 873 maalmood iyo 14 Saacadoo baa illaa iyo hadda ka hartay dhammaadka xilka. (hagaaji)

Macluumaad gaar ah wuxuu dhashay 5 Maajo 1993 (Wuxuu jiraa 25) Dangorayo, Nugal, Somalia Kamid ah Ururka Engineerada Soamaaliya Waxbarasho jaamacadeed University of Amoud University of Eelo University of Beder International. Diinta Sunni Islam

Wax barshadiisii Wuxuu waxbarashadiisa aasaasiga ku qaatay magaalada Dangorayo. Wuxuu shahaadada B.S ka qaatay Jaamacadda Amoud ee ku taalla Puntland, Somalia sanadihii 2013-2017 Wuxuu kaloo Shahaadada B.A ka qaatay Jaamacadda Beder International University Sanadadii 2014-2017, iyo Weliba Shahaadada Diplomada oo uu ka qaatay cilmiga Horumarinta Aadanaha (Human Development) Machadka Horumarinta Aadanaha Ee Mohammed's Life Coaching Center ama Success institute for Human Development iyo shahooyin kale oo badan.