User:Garacad

Ka Wikipedia

Magaalada xaar xaar waxay ka mid tahy tuulooyinka hoos yimaada magalada burtinle ee gobolka nugaal waxayna qiyaas ahan u jirta 30km ..waxay ka mid tahy kuwooda ugu waa weyn ..waxay leedahay magalada hospital weyn iskuul hoose dhexe iyo xarunti degmada iyo ceel biyood Magaalada waxa degan beesha awrtable ..