User:Heidar haji

Ka Wikipedia

Bog cusub: Baadicadde-Ù‚Ø¨Ø waa beel kamid ah beelaha Hawiye ku abtirsado,ahna curudka ku xigeenka Hawiye, waxeyna degaan degmada Jalalaqsi , Buuloburde... Baadicadde-قبائل بادعدي- waa beel kamid ah beelaha Hawiye ku abtirsado,ahna curudka ku xigeenka Hawiye, waxeyna degaan degmada Jalalaqsi , Buuloburde , Baladweyne, Banaadir, shabeelada dhexe ,iyo *shabeelada hoose. Baadicadde waxey leedahay Wabar ay wada caleemo saarteen Wabarkaan oo soo jireen ahaa fac ka fac, mag Baadicadde bur burki dalka loo geeystay 1991 kii ee siyaasadda iyo qabyaaladda laxiriirey kama qeeybqaadan. Baadicadde malaheeeyn hogaamiye dagaal ooge qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona. Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga beeshe Baadicadde waa dad ay kudheertahay jeceylka wadaninimada, dadka iyo Diinta. Baadicadde waxaay ahaayeen dad Qabiilada kale soo dhaweeya marka ay ayaga dagaalamaan oo qolo laga adkaado, beelaha intii ay awodaanne hishiisiiya. ABTIRISKA BAADECADDE

Hawiye Gugundhabe Jibidi-Jidle Moolkaal Tigaal Warable-Waadere-Beydiisle-Muumin. Mahadhale Gaadale Jiir Cutubeen Ciise Gacal-Maamiye-Quurwayle-Samaroob. Odale- Subeer-Afgaab ilkajar-ibraahim baadicadde. Ilaabe-Xaamud-Cadowyar-Caryahan-Maceeye- Hoos ujeede. BAADECADDE WAXEY U KALA BAXDAA JIFOOYINKAN

Maceeye Xaaji Cabdi Carayahan Xassan Abroone Culusey Kulmiye Hilowle Geedow caddawyar Afgaab Xasan Weeyd Dhiblaawe Adan Tuurcade Xaamud faqoow Qalaf Subeer Aamin-Yaroow Ali-Aamin Mahadalle Ibraahim Baadacadde Ilaabe Makaraan Hassan walaal Halane Walaal Maamiye Warmaka faqay wardheere Samaroob(Curudka) Abke Geedi Abke Omar Abke Hussein Moolkaal Quurwayle Ciise Qur'aan Jecle Ciise hoos u Jeede

SIYAASIYIINTA

Dr.maxamad cali ibrahim Mohamud Abdullahi Barre (Faytaan), First Somali Pilot Dr.cumar iman abuubakar Dr Mumin Omar Ahmed, politician, Executive Committee of USC Abdullahi Ahmed Shire (Shaxan), chairman of Somali Airlines in 1980s Yusuf Sheikh Mohamed Chairman of USC/UJ 1994 to 1997 Macalin yuusuf macalin cabdi,Gudoomiyaha maxkamadda degmada jalalaqsi AbdiKarim Ahmed Ali, former USC Secretary General, former TNG Cabinet and former MP of TFG of Somalia Ahmed Abrone Amin, former second deputy speaker parliament of TNG Nuur Wabar Abdi, current MP, TFG of Somalia Ahmed Omar Gaagaale, foreign secretary of USC/UJ and former Minister, TFG of Somalia Dr. Mohammed Ahmed jelle, former MP Yussuf Salad warsame, senior diplomat Muhumed Osman Diini, former MP, 1956 and 1964. Sheik mohamed cadowyar, former MP, 1956 Muhumad Dolli, former MP, 1968 Omar Hassan Mohamud [Omar Langare], former MP, 1968 Hasan Mohamud (Hassan Gedisley), former MP, 1964 Omar Haaji (Omar Dhaashane]), former ,politician 2000 Shiikh ahmed Abroone, (former MP 2000) Eng. Nadiifa Cismaan (former 2012) Amiin Xasan Aalow current MP Ibrahim Madobe Nuur G/kuxigenka Jalalaqsi Cabdikarin Aamin Buurweyn Cabdicasis Duuroow G. Bulay Dr Mohamed Osman Tifow, Politician, Member of Central Committee of US MELATARIGA

General Hassan Abdi Mayle, four star General in 1980s, Somali Police Forces Colonel Abdullahi Ahmed Shire (Shaxam)three-star colonel, Somali Armed Forces Colonel Aadan Muhumed Osman Dini (Adamo)three-star colonel, Somali Armed Forces Colonel Ahmed haji Mohamud Osman (Ahmed Terso), three-star colonel, Somali Armed Forces tactician Colonel Abdulahi weydow Mohamud (weydow) , three star colonel in the Somali Air Forces Colonel Ali Mohamed Madahey, three Star colonel in the Somali Forces Colonel Mohamed Abdulahi Faytan, three star colonel in the Somali Air Forces and Somali Airlines pilot Colonel Mohamed Aden Bocoreey, three star colonel & highly decorated Somali Police Forces Colonel Hassan Abdule Muhumed, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces Colonel Osman Nur Suber, three star colonel in the Somali Air Forces' Colonel Nuur Adam Rooble, Somali militeri forces Colonel sh.Ibrahim Mohamed Ali, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces Colonel Abdi Osman Dhayow, three-star colonel in the Somali Armed Forces colonel mahamed ashur hassan colonel abdi faarah Colonel Mohamed hashi Guled, three-star colonel in the Somali Armed Forces â– Colonel Mohamed Haji Ali, three-star colonel in the Somali Armed Forces

ODIYAAL DHAQAMEEDKA

Wabar axmed Wabar cabdi , 20 th century, traditional leader in Hiiran Xaaji maxamed saalax muudey Osman barrow waidow ) agriculture xaaji cabdi cismaan mursal xaaji axmed garre( nairoobi) Macalim Ibrahin Macalim Muxumad (wa macalim iyo sheikh si weyn loga yaqan Hiiraan Shiikh Cumar Cabdulle (jalalaqsi ) Abdirahman Sheikh Farah. (B/burte) Xuseen Buurane ( jalalaqsi ) Abdi Ali muxumed jalaqsi xaaji cusmaan madoobe (jalalaqsi) Haji Abdulahi Yarow jowhar Sheikh Omar Gacal Muse Haaji Ismail Haaji Omar (Muqdisho) Anshur fiddi, 19th century rular of B/burte muuse Haji Mohamud Osman, Ruler of Jalalaqsi Abdi Nur Ifaf, Traditional Leader Islow saney,Traditional Leader haaji mohamed Nour Moalim ahmed Mohummed Nur muhudin, Tradition Leader. Ceeymooy Diini Ahmed Traditional Leader Jiiqleey Nor Hassan abdi (norjees) Abdi Shire Liibaan 19th rular of Hiiraan Sheekh Abdi Aadan Isaaq WADAADADA

Haaji Abdulahi sheikh hasan Sh.abdisalam (Abdulahi Alindi Dr.sheikh omar iman abuu bakar Sheik Faqi Wardheere, Islamic scholar in Hiiran region. shikh cabdisalan caalin Sheekh Maxamed Xasan Nuur (Sh. Maxamed Gacaney) Caan ka ahaa Hiiraan Ka yimid Reer Jiiqleey. sheikh faarax ibraahin kuule (hoogaamiye diineed caanka`ah jiiqley baladweyn hiiraan) sheikh Ali Omar Muse (Ali dheere) Sheikh Axmed Nuur Sheikh Abdi sheikh ibrahim sheikh ciise Macalin maxamed cubeyd (Gamuuneey) macalim Ali (jalalaqsi) macalim Hassan Mohamad adil macalim cabdulqaadir xaaji cabdulaahi yaroow (jowhar) Osmaan barrow waidow) kasoo jiiqley) Skeik Haji Ali Daqarre, Sheik in Hiiraan Abudlahi Abukar haji ahmed (Abudlahi bakistaan) Sheik Qasim Ma'alim, judge in B/burte heik Abdirahim Sheik Abdirahman Somali judge Sheik Rashid haji hassan, currently in B/burte. macalin cabdullaahi ibraahin Sheik Mohamed Hassan Mohamed Macalin yusuf macalin Abdi

AQOONYAHANADA

Dr. abdirahiim haaji yahya DR.cusmaan faytaan waa dhaqtarka indhaha macalina ka ah jaamacadaha muqdisho Dr. Abshir Ahmad Mohammed (Nutrition and dietetics pakistan , Slamabad) Dr.mahamed Ali Ibrahim (gudoomiyihii hore ee al islaax Dr.abdirahman ahmed jele (SOS org.) Dr. mohamed haji daud ali tigow Eng. saalax xaaji cabdulaahi yaroow(salah haji abdulahi yarow) Dr.Abdulwahab Haji Osman Abdullahi Ahmed Mohamed ( bachelor of Accounting science ) DR.xabeeb sheikh ciise Dr cumar Iman Abubakar, professor and researcher in Hadith Sunna, Vice Chairman of Shurah Council Drs Asha Haji Yahye Drs. Leyla Haji Da`ud Pol Sci. Farhia Abdi Abiikar B.Comm Fardowsa Abdi Abikar Drs.Fatumo Mohamed Ali Maxamed Cabdi Rashiid Dr. Ismail Ali Ibrahim Eng. Adulle Gandi ( Somalia Earth Station (satellites)) Dr. Abdulqadir Ali Ibrahim Dr Abdirahim Sheik Abdirahman, member of Arab security Council. Dr. Saleyman Haji Da`ud Eng Abdulkadir Abikar hussein Dr. Ahmed Ali Ibrahim Dr. Abdulrahman Mohamed Ali Eng. Cumar macalin maxamed cubeyd Dr Omar Salad Warsame Mohamed shire Omar (Gureey)(bachelorof Nursing) working beletwein big hospital and preparing medicne and surgery year three Enj Abdi Anshur Hassan Ali Omar Maile Dr Cabdi yasiin(Benadir University) Dr Omar Haji Osman ibrahim Dr Osman Abdullah Roblle, professor, University of Nilia in Mogadishu. Dr Mohamad Barow, member of Imamu shafi school in Mogadishu eng. Axmed weydow muxumed Eng. zakariye Mohamud Haji Abdi (for-foure 44) Eng.Abdifatah Omar Gacal (voice deputy of horseed international university) B.PA DA'UD CISMAN IBRAHIN Dr. Abdikarim Hagi Abdi Cabdullahi Cabdi Barise.

Avv/Qareen Abdulkadir A. Mohammed Jurist, legal counsellor and regional councillor (swedish politician). Former Europen Parliament candidate for the Swedish Liberal Party. GANACSATADA Mohamed amiin sheikh hussein (MASH) Abdirahman Abdulle Mumin (Moumin ) Abdirahmed ahmed ali * caabi* Mohamuud Sheik hussein Mohamed ibraahim sh:(mish group) cabdalladhiif maxamed abiikar Kowsar Maxamed & Faduma Maxamuud Nuur & Muniira Maxamuud Nuur ( KNN-clinic Muqdisho) maxamed cabdullahi ibraahim maxamud nuur xassan Mohamed Haji Mohamud Abdulle (MUQDISHO) Abdirahman Moalim Aden(Abdi Gurey)(Taran Group) Ahmed Nuur Aadam bello company (muqdisho) Haji daud Ali Elmi (daud Enterprise) Abdullahi Shiekh Hussein [BARAF] (USA) Abdulahi Ibraahim Nuni (Nuni) ANWAR MOHD NOUR (yaraaanka cidda) Yuusuf Cashirow (USA) c.shakur maxamad cusman zaahid electronics {tanzani} Maxamuud cadaay Abubakar Ahmed Gare(Aflah Group) ibraahim cismaan xuseen cali cabdulaahi yaroww (cali maceeye abuukar xaaji cismaan madoobe Abdi Farah Ibrahim muxumed xaaji cismaan madoobe Maxamed Xassan Nuur 5 Stars (USA) Abdurrahman Haji Mohamud Abdulle {carab}(MUQDISHO) nuure cabdi baluutiko (ganacsade degan Sacuudi carabiya) xaaji cabdulaahi caraay xuseen maxamuud cali tigoow cabdulaahi xaaji xasan (maareeyaha MASH cargo Haji Idle Omar Elmi (tanzaniya) Hussein Nur Ali *H N A* abdullahi ali abdi (yolax)Bold text Abdulqadir Wiro Abdi Ibrahim Qasim *habeb Omar Ashirow yaasiin Haji muhumad Haji Ali (Boostaale ) C/Laahi xusen cumar ( carabey ) Yusuf SHiikh Cabdi (Yusuf Cuteyba ) Zeylac C/laahi C/salaan Abdulahi Ahmed amin ( Abdulahi wadaad ) ABWAANADA Hussein Abdule Derow Bashir Ali Hussein ibrahin maxamud sheikh faarax (ibraahin ganey ) Bashir Ibraahim huseen nuur amiin *laashanka WARIYAASHA abdulkadir gedi rooble [radio muqdisho staff] Sayid Ahmed Haji Yahye Editors of Al-watan Journal in Jeddah. Hassan Mohamed Osman,(Hassan Biid)CameraMan of Former Somali President in 1980s. Mohamed Yusuf Abdi (Afgoye), Former Mogadishu Radio Staff. Mohamed Osman Sheikh (Qadafi) Former Editor of Frontier FM Nairobi, Current Somalichannel TV Hussein sheikh Abdisalam (wariye madaxbanaan oo degan wadanka suudaan) Osman Abdi Hassan (Black)wariye laanta bbc soomaliya Luul Ali Hassan Journalist, Radio Mogadishu reporter Mohamed ibraahim Nur (Macalimoo) wariye laanta BBC afka soomaaliga ee muqdish c/raxman daacad maxamud sheikh axmed (toshow) Abdi Aziz Ahmed Gurbiye . Abdulahi mohamed Abdulahi * Qoorgaab*