User:Hubeer cali

Ka Wikipedia

Beesha Hubeer wa qomiyaad katirsan beelaha D&M ee Soomaliyeed. Beeshu waxa dagan ahan lagu yaqana goboladda laysku yirahdo Koonfur Galbeed Somalia iyo Jubbaland. Beesha Hubeer oo beeraley iyo xoolo dhaqato u badan balse waxaa kale ee beeshu leedahay xirfado kale ee ganacsiyadeed oo ay noloshoodu ku mareyan melkasta oo ay ka degan yihin gudaha dalka Soomaaliya.