User:Jeesoow46

Ka Wikipedia

Baro af soomaali

marka hore inta aanan horay ugalin waxaan rabaa inaan hordhac yar ka bixiyo taariikhda farta soomaaliga ah waa luuqad ereyo hodan ku ah waxeyna ka mid tahay luqadaha soo jireenka ah waana labo kuqad isku tagay carabi iyo laatiin dhawaaqa waa carabi qoraalkane waa laatiin waxaana la qoray 1972 dawladii kacaanka ee maxamed siyaad barre waxa ayna ka koobantahay shubane iyo shaqal waana 21 xuruuf oo shibane ah iyo 5 xuruuf ooo shaqal ah. kuwa shubanaha ah waxaa ka mid ah B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y. shaqaladane waa A E I O U hadii ilaah idmo waxaan isku dayi doonaa sida ay u rakibmaan ereyadaan aan kor ku soo xusnay insha allah. waxaad kaloo aad ka heli kartaa riix halkan[wax ka badal | wax ka badal xogta]