User:Keydka Maansada Soomaalida

Ka Wikipedia

Laashimada


★★★★★★★Laashimada ugu caansanaa★★★★★★★

Labadii qarni ee u danbaysay, waxaa lagu tilmaami karaa inay ahayd Casrigii Dahabiga marka loo fiiriyo xaga Suugaanta, waxaa si is daba joog ah, jiilba jiilka ku xiga uu ku simaayay maanso murti badan xambaarsan oo la soo shir tagaan hadba abwaanno cusub oon ka dhicin kuwii ka horeeyay. Laashimada ugu caansanaa ee dalka soo mara qarniyadii toban iyo sagaalaad iyo kii labaatanaad waxaa ka mid ahaa:

1. Cali Cilmi Xasan oo lagu naanaysi jiray { Cali Maanso }

2. Islaaw Nuur Abiikar Cilmi

3. Faarax Qoor dheere

4. Barrow Cali Gaas

5. Abaabakar

6. Cumar Macallin Guud wayne

7. Axmad Fanaxoow

8. Axmad Cali Nuur {Madoobe}

9. Aadan Muudeey

10. Axmad Muudeey

11. Ibraahim {Guraamaay}

12. Muxumad {Geed fuule}

13. Macallin Qaasim Zubeer

14. Abuukar Axmad {Fanaxoow}

15. Ibraahim Axmad Madoobe

16. Aadan Axmad Madoobe {Gaab}

17. Xasan Cali Nuur

18. Xuseen Cali Nuur

19. Muxumad Gaabane

20. Muumin Xareed Binni

21. Muxumad Muumin

22. Muuse Xaanshoow

23. Xasan Saalax Duuliye Nuur

24. Barreey Cali Nuur

25. Nabadoon Xasan Barrow Bocor

26. Abuukar Xasan Sabtow (Laalaaw)

27. Cumar Daauud Cali (Waxar)

28. Abwaan Cumar Mahad