User:LAASHIN YARE

Ka Wikipedia

Asc dhammaan walaalaha ku xidhan boggan waxaan hawada idiin soo marinayaa salaan qaali ah intaa ka dib waxaan jeclaan lahaa inaan idinla wadaago hal maah-maaha oo cusub taasoo oraneysa Aqris aqoo baa ka horreysey Isticmaalka maah maahda Tusaale qof la waydiiyey wax aan la barin ama aan loo sheegin wixii laga sugaa waa jawaab qaldan ama inuu ku jawaabo ma aqaan Hadiise la baro waxaa macquul ah inuu aqoonsado ama uu wax ka sheego haba yaraatee Waxaan soo qaadan karnaa markii NABI MUXAMED صلوات ربه وسلامه عليه uu u yimid jibriil caleyhi salaam markii quraabka kariimka aayadihii koowaad la soo dejinayey wuxuu kaga billaabay aqri NABIGU SCW wuxuu ku jawaabey waxba ma aqriyo Markiise la baray aayadihii Eeebbe wayne Lagu dul aqriyey wuu aqriyey Nabigu SCW Hadaba sow ma oran karno AQRIS AQOON BAA KA HORREYSA