User:Mashcali

Ka Wikipedia

Magaceyga Waa Abdimajid Waxaan kamid ahay Isticmaalayasha Wikipedia Qeybaha Ingiriiska Iyo Soomaliga Waxaan Doonayaa Inaan Waxbadan Kusoo kordhiyo ama ka caawiyo isticmaalayaasha wikipedia somali Wixii aan aqoon uleeyahay Waxaan Doonayaa In Aan Arko Isticmaalayasha Boga wikipedia somali oo midaysan wadajirna uwada shaqeeyaan iskudayaana iney waxkabadali karaan ama ku kordhin karaan boga wikipedia somali Wada Shaqeyn Wacan Iyo Hormar Tayo Leh