User:Mohamed Ali Ahmed

Ka Wikipedia

Aniga waxaan dhashey 13-june-1990 gobolka baay gaar ahaan degmada baydhabo waxbarashada dugsiga qu,raanka isla baydhabo dugsiga hoose /dhexe waxaa kaga baxey isla magaalda baydhabo waxaan u soo wareegey magaalada mogadisho caasimada soomaliya halkaas waxan horey ugu sii watey waxbarashadayda dugsiga sare ayaa ka dhameyey isla magaalada mogadisho ayaa ku dhamaystey darajadii kowaad ee jaamacada anigoo kaga baxey qeybta caafimaadka waxaa kaloo diploma ka diyaarey jamaacado kale