User:QalbiSomali

Ka Wikipedia

Qalbi Somali (Carabi الصومالية القلب Heart of Somali ) Hadafkeenu waa Wacdin iyo Wax isku sheegid si aan anaga iyo aadanaha kale oo dhan uga badbaado cadaabka Alle una kasbano naxariista Alle ee balaadhan .

Waxaanu faafinaa wanaaga , jacaylka , nabada , horumarka ,walaalnimada ,midnimada,iyo waxkasta oo talaabo wanaagsan loo qaadi karo ee na taageer