User:Wariye maalin

Ka Wikipedia

(wariye maalin) magaciisa oo dheer ama sedaxan waa maxamuud maxamed muumin mr, maalin waxa uu dhashay sanadku markuu ahaa 1988-dii waxaana uu ku dhashay tuulo lagu magacaabo ceel-ciid oo 15-km u jirta dhinaca barina kaga beegan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan maalin waxaa uu kusoo koray isla markaasina uu ku barbaaray tuulo lagu magacaabo Tardo oo ku taalla bariga Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo uu ku bartay Qur'aanka kariimka ah.