User talk:Abshirdheere

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Tirada maqaalada ee luqadaha kale
Soomaaliga
English
Deutsch
Français
Polski
العربية
Nederlands
Português
Español
Svenska
فارسی
7,971
5,554,972
1,867,126
1.441.454
1.007.386
555٬713
1,839,351
802.265
1,208,123
1.596.564
588,869
Tirada maqaallada cusub ee 24kii saac la soo dhaafay waxay kala yihiin: Ingiriis: 776 – Jarmal: 282 – Faransiis: 352 – Talyaani: 213 - Hangari: 76 - Carabi: 105 – Kuuriya: 105 - Turki: - 84 - Somali: - 1 - Isbaanish:
Kaydka wararkii hore 1, 2, 3


Kusoo dhowaada Bogga Abshir dheere, waxaan doonayaa in la hormariyo wikipedia qaybta Af-Soomaaliga sababtoo ah luqadaha kale aa ku jira wikipedia waa hor marsanyihiin, waan ka xumahay Soomaalida waxay qoraan uun qabiillada iyo wixii lamid ah, macnaheedu maaha qabiil waxba lagama qori karo ee waa in lagu ekaadaa hab dhaqameed uun oo kaliya.
Maqaallada aan bilaabay: Siyaasadda, Siyaasadda Soomaaliya, Xisaabta, iyo maqaallo farabadan oo ubaahnaa tifaftir, Waxay u baahanyihiin horumarin fadalan gacan ka gayso


Wadahadalka[wax ka badal xogta]

Farriimaha Bulshada (Farrin dir!)

Waad salaamantihiin dhamaan waxaan tijaabinayaa farriinta gaareeysa dhamaan qofkii haysta ama gashaday boggiisa Farriinta Bulshada.--Abshirdheere (talk) 15:54, 5 Abriil 2013 (UTC)[reply]



Ismaaciil waa ku salaamay, waxaan rabay inaan kuu sheego adeegso tusmada ah {{sidebar with collapsible lists}} maxaa yeelay tusmada {{infobox}} waxay meesha ka dhigaysaa qaab dheer oo dadku ku wareerayaan aqrinteeda, sida tusaale ahaan aan ka dhigay tusmada ah {{Cali}} mahadsanid.--Abshir Dheere (talk) 12:10, 29 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]













Kaydka

Salaan iyo Codsi[wax ka badal xogta]

Asalaamu Calaykum Abshir Dheere salaan kadib waxaan ahayd Dadka jecel inay Afka soomaaliga wax ku qoraan sidaa daraadeed waxaan bilaabay inaan accont ku samaysto wikipidhiya lkn waxaa iga maqan qaabka quruxda badan ee macluumaadka loo nidaamiyo tusaale ahaan Degmada boondheere qeexidda hore sawirka dhinacyaala shaxda ciwaanada qoraalka soo socoda sidaa darteed hadii aad iga caawin kartid qaab loo sameeyo naqshadahaas, waan jeclaan lahaa inaad iga caawisid mahadsanid

Bilaal Caad, walaal waad ku mahadsantahay xiriirka aad ila soo sameysay, qoraalkaas aad doonayso ma loogu talo galin halkaan waa wax laga sameeyo JavaScript HTML marka halkaan waa ku diyaarsanyihiin wax waliba ee meeshaan loogu talo galay.

Xusuusin isku day in aad saxiixdid qoraalkaada mahadsanid


Saxiix Abshirdheere

Mudane Abshirow waa ku salaamay, niyow idinkoo mahadsan maxaad iigu dari weydeen shaqaalah wikipedia waad aragtaan hawsha aan hayee? --Kali duul (talk) 15:05, 21 Luuliyo 2016 (UTC)

Jawaab[wax ka badal xogta]

Kali duul, walaal waad ku mahadsantahay xiriirka aad ila soo sameysay, wikepedia qaybta Soomaaliga wax ahmiyad ah ee uu uleeyahay ma jirito marka laga reebo in si sharfeed ah loogu soo daray so.wiki, maxaa yeelay Soomaalida maaha dad fahansan muhiimadda uu leeyahay, waxayna moodaan oo kaliya meel Taariikh been ah lagu qoro kaddibna mid aan ku qanacsanayn in yimaada tisririra ama bedela.

Midda maamulka ah waxaa loo oggolyahay barnaamijka wikimedia isticmaale kasata ama adeegsade kasta ee wax ka bedela wikipedia ama sameeya howla kale ee muhiim ah waxaa awood siin kale Gudagale maamul ah kaasoo awoodiisu gaarsiisantahay Bureaucrat oo macnaheedu yahay awood laga sooo siiyay wikimedia taasoo ah awood uu ku siin karo, laakiin marka loo baahdo uusan kaa qaadi karay taasoo ay tahay in ay kaa qaadaan wakiilada wikimedia.

So.Wiki waxaa maamul ka ah ruux haysta awooda "sysop" taasoo macnaheedu yahay ruux haysta awoodaha:

  • wax ka bedelka heerka ilaalinta ama dhowrista bogagga sida in ruux aan isdiiwaan galin aanuu waxba ka bedeli karin bogag gaar ah.
  • Tirtirista bogag iyo soo celinta bogag la tirtiray.
  • Ka joojinta shaqada ruux wax qora si loo ilaaliyo mashruuca wax qorista.
  • Soo celinta bogagga lagu ciyaaray.
  • wax ka bedelka bogag hoose ee aan lawada arkin laakiin qatar ah oo haddii wax laga bedela sababi karta in ay dhib u haysato bogagga kale ee luqadaha kale.

Isku soo wada duub maamul gabi ahantiis waxaa ku shaqo leh "Steward requests" oo macnaheedu yahay codsiga wakiilada.

Talo ahaan wax aad uga baahantahay malahan maamul waayoo qoraalka aad qoro waad sii qori kartaa waayoo wax kaa hortaagan malahan, haddii aad leedahay waa lagama maarmaan aniga waan kuu codaynayaa adigoo iska sharaxaya halkaan.

Aniga waan ka mid ahaan jiray Maamulka waana la iga tirtiray kadib markii aan isku fahmi waynay arrimo la xiriira madaxbannaanida boggaan sida bogagga kale, taasna iga reebi mayso in aan howshaydii iska sii wato.

Waxaan filayaa inaan kuu caddeeyay wax kasta oo mugdi kaaga jiray.

--Abshirdheere 12:09, 26 Luuliyo 2016 (UTC)

War celin waafi ah weeye[wax ka badal xogta]

walaale waad ku mahadsantahay jawaabtaada faahfahsan, waana gartay sida hawshu u socoto, waxaa ii harsan waa suaalo yaroo ii gaara waa kan halkan waa cinwaankayga facebook waxaan jeclaan lahaa inaan igala soo xiriirto https://www.facebook.com/Shaqaaf.1 hadaadan adeegsan kaasna waa kan Email: shaqaaf@gmail.com waadna ku mahadsantahay caawintaada wax ku oolka ah. --Kali duul (talk) 15:18, 26 Luuliyo 2016 (UTC)

walaal waxaan kuwada xidhiidhi karnaa bogga facebook kooxda Soomaali Wikipedia halkaan soo gal ama ku soo biir

--Abshirdheere 09:29, 7 Agoosto 2016 (UTC)[reply]

sxb sax ciladan[wax ka badal xogta]

Asc Abshirdheer, category:delete waxaa ku jira todoba template adigu samaysay dhamaantod calaamadaysan in la "tirtiro", taasi oon u malaynayo ineey khalad tahay. Anigu ma calaamadayn bogagaasi isla markaana waan ka saari kari waayay qeybta:tirtir.
Walaal fiiri oo sax khaladkaasi. Bogaga oo dhamaan wada ah templates waxaad ka heli kartaa Category:Delete.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 09:01, 7 Agoosto 2016 (UTC)[reply]

Ismaaciil, aniga ma calaamadin in la tirtiro ee adiga ayaa calaamadiyay, raad reeb keeduna waa kan eeg halkaan

Waan fahmey, waad ku mahadsan tahay sixitaanka khaladkaas. Ismail4all (talk) 23:45, 7 Agoosto 2016 (UTC)[reply]

--Abshirdheere 09:24, 7 Agoosto 2016 (UTC)[reply]

Mudane User:Abshirdheere, farriin ayaa kuu taalla halkan.

Barta Bulshada?[wax ka badal xogta]

Salaan sare sxb, goorma ayaa lagu soo daray Barta Bulshada? Waa kuma qofka gacanta ku haya ciwaanada Barta Bulshada Soomaali Wikipedia? Waa shaqo fiican waanan soo dhowaynaya. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 05:49, 11 Oktoobar 2016 (UTC)[reply]

Waan ku salaamay sxb, waad ku mahadsantahay waxqabadkaada, bogga facebook aniga ayaa sameeyay waloow aan ku sameeyay magac yar saaxiibkeey ah haddana maaha wax rasmi ah oo Wikimedia ay ogyihiin waa wax iska tijaabo ah, waxaa loo baahanyahay in la ogaysiiyo MediaWiki waana la ogaysiin doonaan si ay sharciyad looga helo.

--Abshirdheere 15:44, 11 Oktoobar 2016 (UTC)[reply]

Share your experience and feedback as a Wikimedian in this global survey[wax ka badal xogta]

  1. This survey is primarily meant to get feedback on the Wikimedia Foundation's current work, not long-term strategy.
  2. Legal stuff: No purchase necessary. Must be the age of majority to participate. Sponsored by the Wikimedia Foundation located at 149 New Montgomery, San Francisco, CA, USA, 94105. Ends January 31, 2017. Void where prohibited. Click here for contest rules.

Your feedback matters: Final reminder to take the global Wikimedia survey[wax ka badal xogta]

(Sorry to write in English)

Ku saabsan Template:Taxobox‎[wax ka badal xogta]

waa ku salaamay abshir. shaqo wanaagsan, waa ogahay in aa tahay macalinka templateka, ma fasiri kartaa Template:Taxobox‎ meesha ee ku qorantahay 'species' iyo 'genus' waxa lagu yiraahdo af soomaaliga, hadii oo qaamuus ku ak yaalo mahadsanid Maax (hadal) 20:31, 29 Abriil 2020 (UTC)[reply]

Waan ku salaamay Maax, wax badan waa naga maqnayd, soo laabasho wanaagsan, Waa uu jiraa waan samaaey hadda ka hor marka halkaan ka eeg waxaa culuys igu noqday noolayaasha dabar go'ay iyo kuwa jooga astaamaha lagu kala saaro waayo sawiirro ay u baahanyihiin, sida
px2o
kan oo kale >---------------->

Mahadsanid --Abshirdheere 20:15, 6 May 2020 (UTC)

fasirka af soomaaliga[wax ka badal xogta]

waxaa arkay in aa turjumtay erayada

  • talintaali iyo xayiraad.

ingiriis ahaan xayiraad macnaheeda waa restriction. talintaali wali ma maqlin. automaatik ayaa ka sahlan oo dadka fahmayaan Maax (hadal) 08:45, 2 May 2020 (UTC)

Waan ku salaamay Maax, walaal waxaan islahaa ka dheeraaw afaf kale marka erayga Automatic waxay igula muuqatay Si talantaalli ah, midda ah mamnuuc waxaa igala qumanaatay xayiraad, mana ihi ruux af-yaqaan ah, sidaad daraadeed fadlan ka dhig sida saxda ah haddii aan qalday, midda kale waxyaabahaas oo kale waxaa habboon boggaan lagu soo bandhigo si bulshada waxa ay ka qabaaan ay ka dhahaan.

Mahadsanid

--Abshirdheere 20:28, 6 May 2020 (UTC)

ok, sax, ilaa hadda meeshaan waxaa ka buuxo dadka aan la aqoon Maax (wadahadal) 00:25, 8 May 2020 (UTC)

Balaadhinta Maqaalada Jabuuti[wax ka badal xogta]

Salaan sare Abshir dheere, waxaan rajaynayaa inaad wacan tahay. Waxaan bilaabay balaadhinta Boggaga ku saabsan Jabuuti iyo Template Jabuuti, markaa waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso howshaas. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 08:09, 8 Oktoobar 2020 (UTC)[reply]

Namespaces[wax ka badal xogta]

Hi!

Perhaps you'll be able to help with namespaces translation into your language?

See Wikipedia:Goob#Namespaces.

Thank you! Amir E. Aharoni (wadahadal) 09:03, 2 Febraayo 2022 (UTC)[reply]

Wll Yes maan (wadahadal) 13:20, 19 Maarso 2022 (UTC)

Asc brother Yes maan (wadahadal) 06:50, 12 Sebteembar 2022 (UTC)[reply]