User talk:Addoow

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Walaalayaal waa idiin salaamay Soomaaliya waxa ilaa hada ay ka kabsan la'dahay waa Qabiil kaas oo ah cudur kansar nagu noqday marka walaalayaal yaanan looga hadlin meel bulshada dhan ay isticmaasho sida Wikipedia.org oo kale oo ah insaaykolabiidiya balaaran, teeda kale aduunka waxey ku dadaalaan in dadkooda ay wax usoo gudbiyaan anagase waxaa ku dadaalnaa in aan aduunka wax u gudbino waxaana ka mudan inaad Afsoomaali ku qorto taariiqda English cid kasta ayaa taqaan mahadsanidiin