User talk:Ciideey

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

'Mohamed Abdullaahi Hassan (Ciideey) Waa Saxafi Soomaaliyeed oo ku Nool magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya, waxaana uu ku dhashay Derri ee Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud. Mohamed oo ah nin ay ku weyntahay Soomaalinimadu waxaa uu ku barbaaray Xaafada Baramado ee Degmada Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir, waxaana waxbarashadiisa dugsiga Sare uu ku dhameystay Magaalada Muqdisho, Waxaana uu ka soo howlgalay Warbaahino kale duwan oo ay kamid yihiin.

=== 1. Radio DANAN(Muqdisho)

2. Radio SIMBA (Muqdisho)

3. Radio TODAY

4. Radio Mustaqbal (Muqdisho)

5. Kalsan Tv === iyo warbaahino kale duwan oo Muqdisho iyo Soomaaliya iyo Caalamka ku yaal oo Wakiil uu uga noqday Muqdisho.

Sidoo kale Mohamed Abdullaahi Hassan Waxaa uu Hada iska leeyahay Mulkiyada Website-ka Buulomareer.com oo kamid ah website yada Afka soomaaliga wax ku qora.

Digniin Labaad[wax ka badal xogta]

Meeshan uma baahna dagaal iyo fowdo, hadii aad rabto sababta aan u tirtiray boga aad naftaada ka qortay aniga ila soo xidhiidh. Laakiin nin weyn ayaad tahay ma fiicna inaad caytanto ama aad bogag af-xumo ah aad sameeyso. Hada waxaan ku siinayaa digniintii labaad; marka sadexaad ciwaankaaga waan xanibi doon sidaas u ogoow. Ismail Suge (talk) 18:17, 26 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]