User talk:Dalsoore

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Article requests[wax ka badal xogta]

Hi! Do you do article requests? Sorry that I'm not talking in Somali... WhisperToMe (talk) 16:44, 3 Nofeembar 2013 (UTC)[reply]

soo dhawow[wax ka badal xogta]

Haye Dalsoore! Ku soo dhowoow Wikipedia
Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. meel caawinaad laga dalbado xilli kasta, waxaa jira hab (Caawinaad) ee aad ka heli karto bogga dhamaantiis.

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhoweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.
Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

--Kali duul (talk) 22:40, 10 Agoosto 2016 (UTC)[reply]

Codsi iyo mahad celin[wax ka badal xogta]

Walaal waxaan arkay in aad gacan ka gaysatay qaybo ka mod ah qodobbo ku saabsan Turkiga, aniga oo taa ka duulaya baan waxaan sameeyay isku dubbarid arrima quseeya qodobkaas.

Xusuu sin [[Category:Turki]] iyo [[Category:Turkiga]] waa kala laba. oo midna waa dad midna waa dal.

waxaan kaa codsanayaa fadlan in aad samayso gobolladaan:

img_frameless
img_frameless
Lambarka Gobolka Khariidad
1 Gobolka Marmara rand
2 Gobolka Bartamaha Anatooliya rand
3 Gobolka Iji rand
4 Gobolka Badda Cad (turkiga) rand
5 Gobolka Badda Madow rand
6 Gobolka Koonfurta Bari Anatooliya rand
7 Gobolka Anatoolta Bari rand


Mahadsanid.


--Abshirdheere 10:30, 2 Sebteembar 2016 (UTC)[reply]

Share your experience and feedback as a Wikimedian in this global survey[wax ka badal xogta]

  1. This survey is primarily meant to get feedback on the Wikimedia Foundation's current work, not long-term strategy.
  2. Legal stuff: No purchase necessary. Must be the age of majority to participate. Sponsored by the Wikimedia Foundation located at 149 New Montgomery, San Francisco, CA, USA, 94105. Ends January 31, 2017. Void where prohibited. Click here for contest rules.

Your feedback matters: Final reminder to take the global Wikimedia survey[wax ka badal xogta]

(Sorry to write in English)