User talk:Ibnugaangi

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Magacaagu yuu noqon, Mid xumaan ka marag-kaca, Sida macawisaa qaar, Ninba maalin yuu xidhan, Hadba kii muraadle ah, Hawga dhigin maqaar-saar, Mar waxaad dhandhamisiyo, Mijin qaad ah haw dhiman, Hana talin masiibiyo, Wax makhluuqa kala dila, Maskaxdaadu yay noqon, Maqal lagula leeyahay, Yaan toban muftaax iyo, Lagu furan masaabiir, Waxaad shalayto mudatiyo, Mahadhada xusuusnoow, Halkii qorigu kaa muday, Mar labaad lugtaadiyo, Cagtu yaanay kula marin,

ibrahim gadhle