User talk:Maax

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Asc, waaku salaamay maax walaal. Waxaan rabay inaan kuwaydiyo inaad iga caawin kartid sidaan page qof iga horeeyay bilaabay laakiin uu ilaaway inuu xiro aan u xiro. Ninyahow page kaan qof ayaa markaata badala information or information false ah kuqora. sidaas darteed ayaan u xiri lahaa maadaama ay markasta dadkaa fundalizing kusameeyaan page ka aan kahadlayo. Sikastaan ubaaray oo waa waayay tutorial itusa si page loo xiro. Marka adaan ku arkay oo page xiray. Iga caawi hadaad awoodo ninyahow...

Xalkaan iigu soo qor hadii lasmayn. Karo, kadibna email kayga ayaan kusiinayaa.

Aad baad u mahadsantahay walal.



  Ku soo dhawoow Boggayga wadahadalka! Waxaan hadda kadib fariintaada kuugu soo jawaabaa Boggaada, hadii aad tahay qof aan la aqoon, meeshaan ayaa kaaga jawaabaa.
Marka aad fariin ii dhigeesid fadlan waa in aad ka digtoonaataa:
  • Waa in aad marka hore isticmaashaa meesha ee ku qorantahay (subject/headline) intii aadan fariintaada hoos ku qorin.
  • Hadii ee fariintaada ka hadleeso Bog, fadlan ku qor magaca bogga.
  • Fadlan fariintaada haku darin fariimaha kale, qeyb yar oo cusub bilaaw...
  • Hadii aad rabtid in aad ila sii hadashid, fadlan fariintaada ku bilaaw labada dhibic intii aad qeyb cusub bilaabi leheed.
  • Fadlan wax cay ah ama aflagaado ah haku qorin meeshaan, waxii aad dhibsaneesid i weedii, waa ka wadahadleenaa
  • Walaal hadii aa meeshaan bog ka tirtiray waxoo leeyahay sabab lagu tirtiray!

Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)

Sxb waan rabaa inaan ku weydiiyo qeybta aaad kaga hasashay Beesha absame ma aqoon daro ayaa heysay mise ula kac ayaad isagso qortay maxaa yeelay marka koobaad waxaad ka tagtay Beesha Baalcad absame marka labaad cida curudka ah ma aadan sixin iyadana sida aan filayo.

waa kiu salaamay saaxiibka la aqoon.
hadii aad fiiriso taariikhda bogga Absame Waxaa ka arki kartaa tirada dad ee wax ku qoray bogga.
wikipediaha qof walbo ayaa wax ku qoro, badalo ama saxo. wixii qalad ah waa sixi kartaa.
aniga wax kama qoro qabiil sababtoo ah ma xiiseeyi in aa barto, laakiin wixii aqoontaada waa ku soo darsan kartaa mahadsanid Maax (wadahadal) 20:18, 8 Abriil 2021 (UTC)[reply]

Qoraa cusub[wax ka badal xogta]

Masha allah. Aniga wan jeclaha inan qoro maqaalo afsoomaali ku baxa. Zeynaar1 (hadal) 19:40, 9 Abriil 2020 (UTC)[reply]

Qabyalada iyo cunsurimada iska dhaaf, Abgal cusman.mudulood (wadahadal) 05:55, 27 Agoosto 2020 (UTC)[reply]

New article[wax ka badal xogta]

Hi my friend.could you please make page of joseph staline in your native language wikipedia? if yes please create article of joseph stalin.thank you very much.

Hello. Kindly check the edits made by the IPs at Beesha Baho. Thank you. Minorax (wadahadal) 08:01, 11 May 2020 (UTC)

Saaxib, nabadgelyo oo waxaan kugu mahadnaaqaya fadlanka. Fariintaada waan maqlay oo waan ka fikirey. Laakin waxaan lid ka yahay, waa markaad tageertid naxwaha ee ahayn dhaxal. Tiixraacdaydu waa ereyada ee dhamaan leh dhabaacaha; tan dhoweed waxaa ka mid ah : https://archive.org/stream/grammarofsomalil00kirkuoft#page/n6/mode/2up/search/hangaguri

Laakin waxay hanigu hiila tahay inaad ku riyaaqsanayn cilmi afafka Soomaaliyeed ee dhaxal kuu biirsan. Salaan sare. Gashukigaarakaah (wadahadal) 12:39, 23 May 2020 (UTC)

Asc mudane waan ku salaamaya.

Salaan kadib mudane waxaan abuuray boga Facaye, facaye waa beel kamid ah beelaha soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfurta fog ee soomaalya. mudane waa maxay qoraalka aan ka tagay oo la iiga baahanyahy?

waad ku mahad santahay mudane caawintaada Maax

Salaan iyo Isbarasho.[wax ka badal xogta]

Waan kusalaamay Walaal Magacaygu WaaC/risaaq Macalin Cilmi waxa aan kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku taxan Shabakadda Wikipedia-ha waxaana aan jeclahay inaan intii Karaankayga ah wax kusoo kordhiyo kaydkan.Wada Shaqayn Wacan. Cabdirisaaq Macalin Cilmi (wadahadal) 20:32, 23 Luuliyo 2020 (UTC)

Codsi horumarin Bogga Degmada Feer-feer[wax ka badal xogta]

Waan kusalaamay walaal Salaan kadib waxa aan kaa codsanayaa inaad waxoogaay horumarin ah ku samaysid qaabka uu uqoranyahay bogga Degmada Feer-feer oo aan aniga intiisa badan qoray balse waxyaabaha qaar sida:-Info graphic ay ka maqanyihiin.Shukran

We sent you an e-mail[wax ka badal xogta]

Hello Maax,

Really sorry for the inconvenience. This is a gentle note to request that you check your email. We sent you a message titled "The Community Insights survey is coming!". If you have questions, email surveys@wikimedia.org.

You can see my explanation here.

MediaWiki message delivery (wadahadal) 18:53, 25 Sebteembar 2020 (UTC)[reply]

Qaswade la xanibey[wax ka badal xogta]

Asc sxb Maax, dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay waxaan ku maqnaa safar markaa maanta aan furay halkan. Isticmaale User:Wxbngmgalin iyo qof kale ayaa waxay wareejin ku sameeyay boggad aad u badan, kuwaas oo dhamaan magacyada soo gaabiyeen. Labada isticmaale waan xanibey, laakiin boggagaas in magacooda la toosiyo u baahan. Iga caawi hagaajinta MAQAALADAN. Mahadsanid. Ismail4all (wadahadal) 00:00, 6 Oktoobar 2020 (UTC)[reply]

ok, soo dhawoow Maax (wadahadal) 19:21, 8 Oktoobar 2020 (UTC).[reply]

Asc maax, walaaloow waxaan u aahabay inaad iga caawisid page family kayga kusaabsan on wax kaqoray inaan kaxiro information khalad ah oo dad kudarayaan. Fadlan isoo jawaab walaal. Mustafaa2025 (wadahadal) 23:43, 1 Juun 2021 (UTC)[reply]

Balaadhinta Maqaalada Jabuuti[wax ka badal xogta]

Salaan sare Maax, waxaan rajaynayaa inaad wacan tahay sxb. Waxaan bilaabay balaadhinta Boggaga ku saabsan Jabuuti iyo Template Jabuuti, markaa waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso howshaas. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 08:09, 8 Oktoobar 2020 (UTC)[reply]

Namespaces[wax ka badal xogta]

Hi!

Perhaps you'll be able to help with namespaces translation into your language?

See Wikipedia:Goob#Namespaces.

Thank you! Amir E. Aharoni (wadahadal) 09:04, 2 Febraayo 2022 (UTC)[reply]

Magacayga waa yaxye xaaji, mudo dheer ayaa ku xeranahay Wikipediya, inaa wax badan ku qora waan jeclahay, culeesyo badan ayaa la kulmaa mararka qaar. Miyaad i caawin kartaa fadlan? Yes maan (wadahadal) 03:17, 12 Sebteembar 2022 (UTC)[reply]

Waxaan rabaa inaan noqdo maamule[wax ka badal xogta]

Fadlan iga dhig maamule, iyo User:Per excellence waxay ku daraysaa marqaatiyaasha Yehowah bog kasta. Fadlan xannibo isaga EnsiklopediaXylon (wadahadal) 08:06, 20 Sebteembar 2022 (UTC)[reply]