User talk:Mustafi abu

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

gobolka calmadow waxa uu ku yaala gobolada woqooyi e dowlada puntland gobolka calmadow waxa uu ka goay gobolka sanaag o uhore uga tirsanaa waxa caasimad u ah laasqoray oo iyada ka mid ah magalo uugu qadiimsan puntland iyo somaliya gobolka calmado waxa uu ku jiraa gobolada ugu khyraadka badan dowlada puntland sida beraha , beeyada ama fooxa ,kaluunka iyo weliba ganacsiga