User talk:Zanimum

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Xaaladda maamul kaada[wax ka badal xogta]

Haye. Waxaan ahay steward. Xeerka cusub ee ku saaban in laga taqaluso "xuquuq hore" (Maamul, bureaucrat, IWM) kuna tiirsan kulanka bulshada ugu dambayn. Sida uu qabo xeerkaan, stewards waxay dabagal ku samaynayaan maamulka' firfircoon ee wikiga taa soo aan ku jirin xeerka firfircoonida.

Waana kuwa yeeshay sifooyinkaan (aan waxba bedelin iyo gudagalid la'aan dhaqdhaqaaq 2 sanoadod gudahood) ee wikiga, kuwaasoo kala ah Maamuleyaal. laga soo bilaabo sowiki aan lahayn masuuliyad gaara' howsha soo bandhigista xuquuqda, waana mid lagu dabaqayo hab caalami ah.

Haddii aad dooneeysid inaad sii haysato xuquuqdaada, waa inaad soo ogaysiisaa bulshada maamulaha ayaa ii soo diray macluumaadkaan taasoo ku cadeeyneeyso in aadan lahayn wax dhaqdhaqaaq ah si looga wadahadlo arrinkaas. Ka gadaal markii ay ka wada doodaan mujtamacaada, hadii ay bulshadaada ay doonayaan in aad sii haysato xilka, fadlan kala soo xiriir stewards m:Stewards' noticeboard, iyo linkiga dooda bogga gaarka ah ee aad doodu ka dhacday, kuwaasoo cadeeyey in ay doonayaan inaad sii wadato howshaada, iyagoo ku muujinaya in ay jirto baahi ah inaad sii joogto si aad usii haysato xuquuqdaan.

Haddii aan nahay stewards waxaan soo gudbin doonaan jawaabaha. Hadii aaneey dhicin wax jawaab ah bil gudaheed, waxaan guda gali doonaan in aan sii wadno in lagaa xayuubiyo xilka ama maamulka. Haddii laga shakiyo, waxaan guda gali doonna diyaarinta in laga dhiidhiyo waxaana ku celin doonaan mujtamacaada si ay uga faaloodaan. Haddii aad qabto wax su'aal ah, fadlan nagala soo xiriir m:Stewards' noticeboard.

Sidaas iyo nabad gelyo, Rschen7754 03:02, 24 Juun 2014 (UTC)[reply]