Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Villa Somalia)
Villa Soomaaliya
Aqalka Madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya
Macluumaad guud
MagaaladaMuqdisho
DalkaSoomaaliya
Isuduwe2°02′27.8″N 45°20′12.4″E / 2.041056°N 45.336778°E / 2.041056; 45.336778
Dhismaha la bilaabay1927
Naqshadda iyo dhismaha
Injineerka dhismahaFontana Maderno

Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya (Af Ingiriis : Villa Somalia, Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Villa Soomaaliya, waa dhisme ku yaala magaalada caasimada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya. Aqalkani waa fadhiga dowlada wadanka iyo xarunta Madaxwaynaha Soomaaliya.[1]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aqalka Madaxtooyada waa xarunta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Laga soo bilaabo Xilligii Gumeeysiga Talyaaniga, Waxay xarun unoqtay SYL, Aadan Cabdulle Cusmaan, Maxamed Siyaad Barre ilaa 1991.

Kadib waxay hooy unoqotay Jabhadaha soomaaliya ku loolami jiray oo midba mar la wareega ilaa laga soo gaaro xiliigii ay Dowladda itoobiya gacanteeda soo gashay iyadoo markaas gacan siineeysa Dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed 2007 dii. Filla Soomaaliya waxay ku taalaa Muqdisho Ex Wardhiigleey hada loo yaqaano Wartanabadda.


Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhismaha Fiila Soomaaliya waxaa nashqadeeyay isla markaana dhisay Maamulkii gumaystaha Talyaaniga, kuwaasi oo ugu tallogalay xarunta Badhasaabka. Intas waxaa dheer, dhismaha Fiila Soomaaliya wuxuu ku yaalaa deegaan joogiisu sareeyo taasi oo si fiican loo arki karo Badweynta Hindiya, Dekeda Muqdisho iyo Gagada diyaaradaha Aaden Cade.[2]

Guud ahaan, dhismaha Fiila Soomaaliya waxaa ku soo noolaa dhamaan Madaxweyneyaashii Soomaaliya wakhtigii ay xilka hayeen.[3]

Maanta waxaa ku nool isla markaana ay u tahay xafiiska shaqo madaxwayne hassan sheikh mahamud

iyo dhamaan qeybaha dawlada kuwaas oo ku shaqeeya xaalad adag

baarlamaanka somaliya ayaa ah mid wangsan kuna shaqeeya marxalad adag [4]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Macluumaad kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. 1938 Foto, showing the athletic race track near the newly built Villa Somalia
  2. . American Universities Field Staff http://www.google.com/books?id=SlUaAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". 8 January 2007. Waxaa laga kaydiyay the original 19 Bisha Labaad 2014. Soo qaatay 24 January 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  4. "Nuqul Archive". 7 September 2013. Waxaa laga kaydiyay the original 1 Bisha Labaad 2014. Soo qaatay 24 January 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)

wax ka ogow tariikhda bixiaankii talyaaniga

  1. inuu kabaxo dalka gumeestihii talyaaniga waxaa sabab u ahaa qoys layiraahdo biimaal kadib marki talyaaniga laga dile nin kadibna bixitaankooda ay shuruud uga dhigeen
  2. ilaa ninkii dile laga keeno nin reer baadiyo ah oo kasoo jeedo beesha biimaal aya wuxuu yiri aniga iigeya oo dhaha ninkii waakana ha idilaano hadeybo soomaaliya ay kabaxayan
  3. sidii ayaa loogu geeye talyaaniga ninkii rer miyig aha weyna toogteen talyaanigana wadankii wuu isaga bexe