Wabi

Ka Wikipedia

Wabi waa meel ee biyo badan maraan, sida Wabiga Shabeelle iyo Wabiga Jubba. Wabiga ugu dheer aduunka waxaa loo maleenaa in oo yahay Wabiga Niil laakiin waxoo noqon karaa Wabiga Amason.