Wabiga Shabeelle

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

Wabiga Shabeelle waa wabiga labaad ee Soomaaliya wuxuuna dhaxmaraa gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Dhulalka uu maro waxay caan ku yihiin dhulbeereedka.

Webiga Shabeelle dhererkiisu wuxuu gaaraa ilaa 1500km. Wuxuuna maraa magaalooyin farabada oo dalka Soomaaliya kamid ah.

wadooyinka afgooye