Wajeer

Ka Wikipedia

Coordinates: 01°45′00″N 40°03′00″E / 1.75000°N 40.05000°E / 1.75000; 40.05000

Wajir

Wajeer waa magaalo ku taalo gobolka waxaana iska leh qabiilka dagodia waxaa ugu badan lafta fai,abrisha,jibrailWoqooyi Bari ee dalka Kenya, sidoo kale waxay magaalada caasimad u tahay Kawntiga Wajeer iyo degmada Bariga Wajeer. Magaalada waxayna ka mid tahay dhulalka ay Soomalida dagto oo ka tirsan dalka Kiinya. Magaalada waxaa deggan dad gaaraayo, in ka badan 32,207 qof. Magaalada Wajeer waxa deggan Islam’s leh qabiilka Dagodiye,oo ah saransoor.

Magaaladaan waxa ka dhacay meel u dhaw xasuuq daran oo dad badan oo Soomaali ah lagu laayay waliba si naxariis daro xasuuqaas wuxuu dhacay 1984 meesha xasuuqa ka dhacay oo lagu magacaabo waagala ayaa 15 km (9 mi) ka xigta dhanka galbeed magaalada Wajeer. Wajeer waa magaaladii ugu horreysay gobolka Waqoyi Bari ee noqoto magaalo. Waa magaalo aad u qurxoon, waana magaalada ugu ballaaran gobolka Waqooyi Bari. Magaalada waxaa deggan beel ka mid ah beelaha samaale oo gardheere. Samaale gaar ahaan waxa deggan dagoodiye. Waxay magaalada mataano la tahay Mandheere oo iyadana ay degganyihiin mid ka mid ah beelaha Gardheere Samaale wa Garre.

beenlow

Magaalada ma waxaa dagan dagoodi kaligiis mise karanlaa dagan kir