Wanlaweyn-

Ka Wikipedia

Wanleyn waa degmo katirsan gobolka shabeellaha hoose waxaana dago digil iyo mirifle gaar ahaan beesha Shanta calemod oo ah Awdigil. Dagmada waxay caasimada muqdisho u jirtaa 90 km waxayna caan ku tahay airport ka ciidamada ee Bali doogle Shanta caleemo waxay ka kooban yihiin 5 qabiil oo waaweyn waxeyna kala yihiin

  • Erdho
  • Hiigmuge
  • barbaare
  • Janbaluul
  • Hubeer oo ah cunigii ow digil .degmada dadkeeda waa dad beeraley iyo xoolo dhaqato ah waxeyn kutiirsan yihiin xoolaha iyo beeraha dadka dago degmada waa dad nabada jecel iyo wada Nolaan shaha degmada sanadihii udambeyey hormar aad u weyn ayaa kamuuqda oo walena kasocoda.
  • Dhamaad