War Idaad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Waridaad)
waridaad

waridad

ورإضاض
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Countrykhaire hasan kx
DeegaankaSaraar
Degmowaridaad
Jama Awad Ali indhadero1950
Dowlada
 • Duqa-magaaladaEng Abdirisaq saleban gaaz
Joogga
0 m (0 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan31,382
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

Waxaa dega magaalada beelaha Reeryoonis sida looge maxamed , allamagan maxamediyo caafibaale

Waridaad (waridad. waridaad (Af Soomaali : waridaad, Af Carabi : arWaridaad' waa magaalada kala badha ama aan idhaahdo waa xundhurta waxaan mara jidka wadada ceerigaabo, Ee Jamhuriyada, somaliland gaar ahaana waxa ay ka tirsantahay gobolka saraar waxaanay ku taalaa magaaladu degaan qurxoon waxa ay ka mid tahay magaalooyinka taariikhda wayn ku leh wadanka somaliland wakhtigii dowladihii hore ee wixii Soomaaliya laysku odhan jiray waxay ahaan jirtay (beel daajiso)iminkase waa degmo buuxda waana degmda ugu deegaanka balaadhan Somaliland waxaa hoos yimaada oo ay xukuntaa in ka badan 50 tuulo waxa ku nool dad lagu qiyaaso ilaa 30.000 oo qof waxa ay aad uga duwantahay degmooyin badan waayo waxa ay koobsataa oo ay u dhaxaysaa buuraha iyo banaanka, xoolaha iyo beeraha taariikhdeeda waxaa kamida wakhtiyadii aan la hirgelin qorista farta afka somaliga ee wax lagu qoran jiray carabiga iyo ingriisida warqad laga dirayay waridaad kuna qorayd afka carabiga loona dirayay dabagoroyaale ayaa lagu bilaabayay sidan " min khabari nacjah ilaa diisinaciim" oo macneheedu yahay kasocoto waridaad ku socoto dabagoroyaale,waxaan odhan karaa qofka markaa warqada qorayay wuxuu turjumayay magaalooyinkan magacyadooda oo noqonaya "war-idaad" bimacnalkelima warkii idaha iyo diis-naciim oo iyana noqonaysa dabagorayaale bimacnal kelimah dabadii gorayada, magaaladani waxay dhacdaa degaan aad u istiraatiiji ah waxay u dhexaysaa buurahan silsilada golis iyo buur-dhaab magalada marka aad joogto dhanka howda waxaa kaa qabanaya kayn iyo dhul dhir qurxoon ku taalo dhankeeda waqooyigana waa banaad waxaa ku soo faafa dooxa ama aan idhaahdee webiga qalalan ee togdheer loo yaqaan waxay xidhiidhisaa gobolka sanaag iyo togdheer waxaa laga helaa caro aad moodo in loo diyaariyay in wax lagu beerto iyo batuux aad u qurxoon leh oo runtii waa dal-san, dhulkan ay ku taalo magaaladan waa dhul sidoo kale u fiican xoolaha iyo sidaan hare u sheegnayba beeraha. Geesiyaada ka soo jeeda waxaa kamida.

  • Aadan Tarabbi Jaamac

(Tuug-Tarabbi).

  • Cismaan Maxamuud Jaamac (Dawiil).
  • Jaamac Cawad Cali (Indhadeero).
  • Cabdi Cawad Cali Indhadeero.
  • Jaamac Maxamuud Aadan ( Jaamac Karaaciin).
  • Qaasim Qodax.
  • Jaamac Nuux Muuse ( Jaamac Waal)
  • Abwan calanle muuse maxamed
  • siciid du ale warsame (awsalawad)

==tuulooyinka hoos yimaada 1.gadhgumreed 2.wiriik 3.muguca 4.balaadhista house 5.balaadhista sare 6.caramadow 7.geesohaye Goljano