Wariye

Ka Wikipedia

Wariye ama Saxafi waa shaqsiga daneeya Shaqada Saxaafadda ama ha ahaado Qoraa, Shaqada Qofka Wariyaha ahna waa faafinta macluumaadka ama dhacdooyinka, iyo arrimaha Bulshada ka dhex dhaca, sidoo kale Shaqada Saxafigu waa diyaarinta Warbixinada hadey ahaan lahaayeen kuwa Idaacadaha, Wargeysyada,Talafishinada iyo Webseedyada.

Erayga Saxafi ama Wariye waxaa loo aqoon jiray kal hore, qofka isaga kaligii macluumaadka ka diyaarsada Kutubta ee aan la kaashanin Macalin.