Waxwalbacune

Ka Wikipedia

Waxwalbacune (Af Carabi : arAf-Taliyaani : onnivoro Af Ingiriis : omivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha daaqa ama cuna dhirta iyo hilibka iyo dhiiga.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibka waxaana loo yaqaanaa waxwalbacune.

Xayawaanka cuna hilibka iyo dhiiga oo kali ah waxaa loo yaqaanaa hilibcun.

Sidoo kale xayawaanka dhirta oo kali ah cuna waxa lagu magacaabaa dhircun.