Wikipedia:Bogga wadahadalka saxiixyadooda
Ka Wikipedia
Fariimahaaga in aad Bogga wadahadalka ku saxiixdid waa wax aad u fiican, sababtoo ah dadka kale ayaa ogaanaayo qofka ee ka socoto fariinta, si ee hadhowdi adiga kugula soo xiriiraan.