Wikipedia:Bortaalka jaaliyada
Ka Wikipedia
- Requests for adminship
- Requests for bot status
- Tusaaleyaal sidii loo isticmaalilahaa calaamada luuqaddaha "Babel"
- Sidii ereyada wajigahore (interface) ee boggan loogu tarjumilahaa afka soomaaliga
- Waxaa arrimaha la xiriira boggan (beejkan), si toos ah looga hadlikaraa xarunta Internet Relay Chat (IRC) ee #so.wikipedia
- Kulankii ugu horeeyay ee jaaliyada wikipediaha afka Soomaaliga oo lagu qabandoono magaalada Helsinki ee dalka Finland 1-2.8.2007 --M. I. Mursal 14:31, 20 Juun 2007 (UTC)
- Tusaalooyinkii iyo daadihintii workshop:ka (Agoosto, 2007 Helsinki, Finland) waxaad ka helikartaa boggan
- Workshop:kii 2aad oo lagu qabtay magaalada Helsinki ee dalka Finland 19ka Luuliyo 2008. daadihin
- Workshop:kii 3aad oo lagu qabtay magaalada Turku ee dalka Finland 20ka Luuliyo 2008. daadihin
- Workshop:kii 4aad oo lagu qabandoono magaalada Tampere ee dalka Finland 9ka Agoosto 2008. daadihin
Wixii warbixin dheraad ah waxaa kala soo xiriirikartaa e-bostadan: mimursal (at) gmail.com