Wikipedia:Bots

Ka Wikipedia

Botku waa barnaamij kopmuter lagu qoray afka barnaamij gaar ah; kaasoo ay qoreen dad si loogu qabto howlo badan oo fudud asigo ka wakiil ah. Howshaas gaarka ah oo kale waxaa u dheer Interwiki iyo qaybaha ku jira maqaalada insaykolobeediyaha. Si aad ah ba loo adeegsadaa dhammaan bogagga kala duwan ee Wikipedia afafkeeda kala duwan. Bot kasta waxa uu leeyahay bog isticmaale oo u gaar ah, waxaa lagu qoraa howlaha uu qabanayo iyo cidda hagaysa iyo qaab adeegsiga. Badanaa howlaha botka cusub waa la koobaa waana la ilaaliyaa. Botka waa in laga helaa shuriidaha halkaan ku xusan xeerka botka si uu u helo botnimadiisa ee wikipedia. Iticmaalayaasha waxaa laga rabaa in ay gaar ha hayaan botka ama ilaaliyaan howlaha botka una sheegaan qofka haga qaladaad kasta ee ka yimaada. Haddii uu ka jawaabi waayo ruuxa leg botka soo jeedinada ama doodaha ay ka keeneen saaxiibadiis qaladaadka oo sii kordha, waa laga joojin karaa howsha botka. Haddii uu ku baaso ilalinta waxaa laga rabaa mid ka mid ah Bureaucrats ee insaykolobediya in uu si rasmi ah u fasaxo botka si uu u shaqeeyo caqabad la'an oo ay bedelkiisu ka soo muuqan isbedeleda dhow, laakiin Boggaan hadda ma leh Bureaucrats waxaa botka laga xukumaa MediaWiki. Codso Bot ee Wikipedia:Codsiga awooda botka.

Sidoo kale eeg[wax ka badal xogta]

Template:Hoyga Botka Template:Maamulka Bot Template:Automated editing Template:Farsamada caawinaada wikipedia