Wikipedia:Codsiga maamulka

Ka Wikipedia
Kooban:
Kaydka siinta awooda
Liiska
Kaydka diidmada awooda
Liiska

Awoodaha ama boggan wuxuu u gaar yahay soo gudbinta codsiga siismada ka tirtirista. waxaa lagu kordhiyaa isticmaalaha akoonkiisa ama akoon isticmaale kale si loo eego Maamulka.

Soo jeedi codsiga ka tirtirista awoodda haddii si aan haboonayn u adeegsaday.

waxaa kuu suura gal ah inaad adeegsato templateka Waa taageersanahay ama Ma taageersani cadaynta ra'yiga ee ku saabsan codsiga.

Awoodaha qof la aqoonsaday
Diiwaanka ku jira in ka badan 4 maalmood legna in ka badan 50 bedel ا. (Hubi)

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awooda tifaf-tiraha
Shuruudaha guud: diiwaanka ku jira 60 maalmood hana yeesho 150 bedel ama sameeyey 20 maqaal (Hubi)

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awooda raadraaca
Shuruudaha guud: waa inuu diiwaanka ku jiraan sanad 5000 bedel uuna leeyahay laba maqaal oo aad loo xushay

Codsiga maamulka Codsiga diidmada awooda

Dib usoo celiye
Shuruudaha guud: Ruux hagaajiyey maqaalo muhim ah kuwaasoo wax laga qalday ama lgu ciyaaray

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awood gaar ah
Awooda gaarka ah IP Suruudaha guud: akoon usamaysay sida IP Mamnuucida guda galaheeda

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda


Siin

Tifaftire: abshirdheere (Wadahadal • Qoraallaha • Bogag cusub • Tirada)[wax ka badal xogta]

Waa tijaabo loogu talo galay mustaqbalka in uu ufududeyo maamulka qaab hawleedkooda mahadsanidiin.--Abshirdheere (talk) 11:45, 4 Abriil 2013 (UTC)[reply]


Codsi cubooneysiin awooda maamulka[wax ka badal xogta]

La aqoonsaday: ismail4all (Wadahadal • Qoraallaha • Bogag cusub • Tirada)[wax ka badal xogta]

Asc dhamaan inta Af-Soomaaliga ku hadasha, Labadii sano ee ina soo dhaafay waxaan ahaa maamule ku meel-gaadh ah; kaasi oo xaliya, ilaaliya isla markaana habeeya bogaga ku jira Soomaali Wikipedia. Ilaa hada ma arko qof kale oo meeshan diyaar u ah inuu hogaamiyo, sidaas darteed waxaan rabaa inaan dib u cusbooneysiiyo xilka maamulka. Qofkii arinkaasi ka soo horjeeda fadlan hoos ku soo qor sababta iyo magacaaga. MahadsanidIsmail4all (talk) 06:20, 26 Sebteembar 2017 (UTC)[reply]

engineer abdullaahi[wax ka badal xogta]

La aqoonsaday: [[User:|]] ([[User_talk:|Wadahadal]] • Qoraallaha • Bogag cusub • Tirada)[wax ka badal xogta]

--154.73.124.30 14:02, 2 Luuliyo 2014 (UTC)


Codsiga maamulka[wax ka badal xogta]

La aqoonsaday: Houssein Houssein (Wadahadal • Qoraallaha • Bogag cusub • Tirada)[wax ka badal xogta]

Love WikiSo--Houssein Houssein (talk) 19:44, 27 Agoosto 2018 (UTC)[reply]


Template:La fuliyey --102.128.131.12 22:28, 29 Diseembar 2022 (UTC)[reply]



  • Si aad codsi cusub udalbato guji Ku darso codsigaada, gali ciwaan hagaya ee uqor hab fiican iyo sababta codsigaada.
  • Hadii aadan ku qancin codsi aad horay udalbatay, sababta cadeey saxiixana haka tagin, si yer oo fudud adigoo usheegaya inaadan ahayn maamulka. Hadii codsigaada la aqbalay, waxaad codsan kartaa inaad ka noqoto cosdigaada iyo inaad la xiriirto gudagalayasha (maya boggaan, fadlan).
  • Maamulka: kadib markii aad la macaamishay cosdiga, hoos ku qor {{La sameyey}} hadii kale {{Lama samayn}}, raaci sharaxaad, hadii ay tahay lagama maarmaan, iyo saxiixa.

Kaydka codsiyeda bilaha



Gali halkaan ciwaan ka codsigaada[wax ka badal xogta]

Codsi La sameyey