Wikipedia:Ha Baqin

Ka Wikipedia
Ha baqin ee wax ku qor
Ha baqin ee wax ku qor
Boggaan Wikipedia:Xeerka Wiki Qaybta Af-Soomaaliga Waxaa soo gala dad farabadan oo wax ku qora waxaana jira halbeeg la adeegsado oo ah xoriyad ayaan dareemayaa wax alla wixii aan rabo baan qorayaa.

Marka maaha sidaas ee qor wax macquul ah oo dadka ay isku raaci karaan iskana hubi waxa aad qortay.

Bulshada wikiga gaar ahaan wikipedia waxay dhiiri gelisaa dadka soo booqda bogagga, si ay uga qayb qaataan wax qoarista, adigoo raacaya xeerarka u degsan wikiga.











Sidoo kale eeg[wax ka badal xogta]