Wikipedia:Ogaysiiska Maamulka/Hordhac

Ka Wikipedia
Boggaan wuxuu gaar u yahay bedeleda in uu wax ka qabto Maamulka. ogaysiinta maamulada dhowr qaybood ayuu u qabsanyahay. Waxaana loola jeedaa ilaalinta bogaga lagu ciyaaray, iyo codsiyada kasaarista waardiyeenta marka loo baahdo in wax laga qabto. qaybta kajoojinta codsiyada gudagalayaasha (Kuwa qoran ama aan diiwaanka ku jirin) bedelka taasoo ah macnaheeda in uu ku ciyaarayo, marmar sidoo kale waa laga saaraa ilaalinta marka loo baahdo (Sidoo kale eeg Awood gaara). Qaybta dib usoo celinta si loo codsado soo celinta bogga marka la tirtiro kadib haddii aanuu jirin sabab diidaysa.

Waardiye
Codsiga waardiyaha qaar kamid ah bogagga ama kasaari waardiyaha. aqri Xeerka waardiyaha

Codsiga waardiyaha Codsiga Kasaarista Waardiyaha

Kaydka Link=Wikipedia:Ogaysiiska Maamulka/Kaydka
Goobta Maamullada Link=W:Ogaysiiska Maamulka/Goobta maamullada