Wikipedia:Oraahda Maanta

Ka Wikipedia

Oraahda Maanta Sida caadiga ah waa Halku-dheg ay sheegeen dad wax garad ah sidoo kale waa maahmaahaha Soomaaliyeed, kuwaasoo lagu soo bndhigo doono Bogga Hore ee Wikipedia Soomaaliga.


waxaa la doonayaa in ay ahaato Oraahda Maanta mid ka turjumaysa dhammaan Hababkaan soo socda:

  1. Adeegsiga {{Oraahda Maanta}} si oraah loogu daro (Soo booqo template ka sharaxaadiisa)
  2. in la heli karo Xigasho ilao lagu kalsoonyahay taasoo u sugaysa qofkii yiri, waxaa laga doonayaa qofka sameeyey bogga oraahda inuu ku qoro bogga wadahadalka hadii uu shaki uga jiro.
  3. Qofkii oraah laga sii xigto waa in uu ku leeyahay bogga wikipedia maqaal ka hadlaaya taariikhdiisa.
  4. Maah maahaha ka ilaali kuwa xasaasiyad dhalin kara sida mid qabiil wax ka sheegeeysa
  5. (Xasan Sheekh Maxamuud) hal ku dheg uu leeyahay ma haboono inaat 10 jeer qorto.

Ku darista Halku dhegga[wax ka badal xogta]

Si aad oaraah ugu dorto raad raac habkaan soo socda:

  1. Guji Ku dar Oraahda
  2. Ku dar oraah cusub maqaalka faaruqa ah adigoo adeegsanaya {{Oraahda Maanta}} (Raadraac habka adeegsiga templateka)
  3. Bogga Kaydi
  4. Wax ka bedel tirada hadiiba lagu daray tiro dheeraad ah.
  5. Dhamaad!

Waxa la xiriirra[wax ka badal xogta]

Muuqaalka Dhammaan Oraahaha

Tirada hadda tirsigeedi waa: 7 - Wax ka bedel tirada