Wikipedia:Bacaadka

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia:Sandbox)
U bood: gooshitaan, raadi

Ogaden relief and development association(ORDA)waxaa dhidibada utaagay dhalinyaro kasoo jeeda dowlda deegaanka somali ethiopia ee loo yaqaano (Ogaden) hayadan waxaa maskaxdiisa kubixyay mid kamid ah dhalinyarada gobolka kasoo jeeda ahaana gidoomiyaha guud ee hayada ORDA mudane Abdiwahid Farah Hassen. nasiib daro waxaa haayadan ka horyimid caqabdo aad uxoogbadan oo kaga yimid xaga sityaasada kataagan gobolka somalida ee (Ogaden) ayadoo laxadiday arimo badan oo hayadani wax kaqaban lahayd. kadib waxaa si lamafilaan ah loo xidhay gidoomiyihii hayada ORDA MR Abdiwahid. halkaasna waxaa dhamaan joogsaday howlihii hayada orda iyo mustaqbalkii usoo muuqday umada deegaanka somalid ethiopia . hadaba aan udhaadhacno mawduuceena maanta iyo qaramada horumarineed ee dawlada deegaanka somali ethiopa (Ogaden)

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada