Wikipedia:Sharaxaada Maqaalada Cusub

Ka Wikipedia
Sharaxaada Maqaalada Cusub
Bogaan waxaa loola jeedaa sharaxaada maqaalada Maqaallo cusub. hadii aad dooneeyso inaad soo sharaxdo maqaal si ah maqaal xul ah soo booqo Wikipedia:Sharaxaada Maqaalada Xulka Ah.

Habkee u-soo sharaxayaa maqaal?
  1. Soo booqo xeerka iyo shuruudaha sharaxaada maqaalada cusub.
  2. Gali template kaan : {{Usharaxan Maqaal Cusub}} halka sare ee maqaalka aad dooneeysid kadib kaydi bogga.
  3. Nuqulkaan gali maqaalka hoose adigoo ku bedelaya magaca maqaalka :
    {{UMC|Magaca Maqaalka sharaxan}}
  4. Raad raac tusaalaha template-ka.
  5. Gudagaleyaasha taageersan template kaan bay adeeysanayaan {{Sharaxaad MC}} ama {{Taageersan}} (ama {{Sharaxaad MC}} hadii ay u arkaan in maqaalku waafaqsanyahay habka maqaalada cusub ee lasoo xushay).
  6. Gudagalayaasha diidan waxaa lagu soo daabici doonaa bogga wadahadalka ee maqaalka isagoo sheegaya sababta uu uga soo horjeedo sharaxaada islamarkaana raacinaya {{Ka Hor Jeeda}}.
  7. waxaa soconaya codad taageera ah iyo kuwa diidan, hadii la isku afgarto mid kamid ah maamulka ayaa samaynaya galinta linkiga maqaalka cusub Bogga hore iyo qaybta hoose ee maqaalada.
  8. Waxaa ka masuul ah sharaxaada:
Image Text


iyo
Image Text


.


Bogagga Xiriirka la leh