Wikipedia:Sharciyada

Ka Wikipedia


Sharciga iyo Xeerka Wikipedia waxaa diyaariyay isla markaana isku soo ururiyay isticmaalayaasha iyo bulsho weynta ku xidhan websitekani. Ujeedada sharciga iyo xeerarkani waa si ay u hagaan dhamaan isticmaalayaasha, isla markaana u ilaaliyaan danta guud iyo horumarka Luuqadeena Hooyo.

Sharciyada iyo xeerarku halkan kuma dhamaystirna, waana kuwo ilaa hada qabyo ah oo horumar lagu wado.