Wikipedia:Warbixin
Ka Wikipedia
Wikipedia waa mashruuc luqado kala duwan leh, kaasoo ujeedadiisa ay tahay in la sameeyo goobo maqaalada lagu qoro kuwaasi oo sii bata lana sii saxo. Maqaaladaasi oo ay u fasaxanyihiin dhammaan dadka oo dhan uusan qofna ku doodikarin in ay yihiin kuwiisa. Wikipediaha luqada Ingiriiska waxaa la bilaabay 2001 midkiisa afka soomaaligana waxaa la'bilaabay 2004. Caawinaad waxaad ka helaysaa Boga caawinaada; Qoritaanka maqaalada waxaad ku barbarankartaa Bacaadka dhinaca Ingiriiska sand box, meeshaasna waxaad wax ugu tijaabinkartaa sidii aad doontid. Samenyta Bacaadka afka soomaaliga waa lagu guda jiraa

