Seetee guri

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xabsi guri)

seetee guri, ama Xabsi guri ama jeel guri (Af Carabi : ar‎;Af Ingiriis : House arrest) waa xeer ciqaabeed diidaya dhaqdhaqaaq iyo banaan jooga qof siyaasi ah, isagoo gurigiisa ama xafiiskiisa lagu dhex xannibayo mudoaan cayinnayn, waana markii maamulka meeshaas ka jira uu u diidanyahay qofkaas inuu shacabka ama saxaafada la hadlo ama abaabul kicin ah looga baqo, taasoo badal ama fududayn ka ah inuu xabsi ama jeel caadi ah galo,

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tilmaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xiliyo xabsi guri dad loo adeegsay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aljeeriya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Ahmed Ben Bella madaxweynihii hore ee aljeeriya 1965, ka dib u baxay magangalyo doon 1980.

Arjantiin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Jorge Videla madaxweynihii hore ee Argentina (xili gaaban)

Australia[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Derryn Hinch, .

Burma[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Aung San Suu Kyi, 

Cambodia[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Pol Pot Former raisulwasaarhii hore ee  of Cambodia. xilka ayaa laga qaaday markii Vietnam soo weerartay  Cambodia sanadkii 1978.

Chile[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • January 5, 2005, diktaytarkii hore  Augusto Pinochet ayaa xabsi guri la galaiyay amar uu bixiyay  maxkamada sare ee chili (Supreme Court of Chile.)

Pakistan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Zulfikar Ali Bhutto,raiisul wasaarihii hore ee pakista, xabsi guri ayu galay 1977afgambigii milatari ka dib.


Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]