Xasan Nasrallaah

Ka Wikipedia

somaliga {xasan nasralah}carabiga.{حسن نصر الله}{10.ogostos.1960}waa gudoomiyaha guud ee xisbulah .oo ah xisbi lubnaaniya.

noloshiisii iyo dhalashaddiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]


xasan nasralah waxa uu ku dhashay magaalada albaasoriyah.ee koonfurta lubnaan.oo u dhaw magaalada suur.isaga oo aad uyar ayay aabihii iyo hooyadii u guureen xaga magaalada bayruut ee caasimada uu ah lubnaan.kadib caailadii nasralah waxa ay degeen mandaqada karantiina.oo ah mandaqad katirsan.bayruut.halkaas ayuu xasan nasralah ku dhamaystay ciyaalnimadiisii.

wax barashadiisii.[wax ka badal | wax ka badal xogta]


marxaladii hore ee wax barashadiisa waxa uu ku dhamaystay.madrasada lagu magacaabo.{anajah}kadib waxa uu ku biiray madrasada lagu magacaabo{sin alfiil}ee ay dawladu maamusho.kadib waxa bilaabmay dagaalkii sokeeye ee lubnaan.islamarkaas xasan.iyo caailadiisiiba waxa ya ku noqdeen.magaaladoodii.albasooriya.halkaasna waxa uu kasii watay xsan waxbarasgadiisii.intii uu xasan joogay albaasooriya waxa uu kun biiray dhaqdhaqaa amal.ee ay shiicadu lahaayeen.taas waxa ay ahyd mid lalayaabo waayo inta badan dadka kunool magaalada albasoriya ee uu xasankasoojeedo waxa ay si aada u raacsanaayeen shuuciyada amaba waxa ay ahaayeen shuuciyiin. wakhtigaas waxa uu nasralah noqday.masuulka amal.ee.magaalada uu kasoojeedo.kadib nasralah waxa ay isbarteen nin laodhanjiray.maxamed alqarawi.kaas oo bare kaahaa.midkamida masaajidada. magaaladaa uu nasralah daganaa.mudo gaaban kadib markii ay kulmeen ayaa nasralah waxa uu kadalbaday qarwi.in uu kasaacido.in uu aado xagaas iyo magaalada najaf oo ah midkamidsa magaalooyinka ugu waawayn magaalooyinka shiicada kuna taala wadanka ciraaq.kadib qarawi waxa uu xasan nasralah ka kaalmeeyay in uu aado magaalda najaf.oo ah goob shiicadu ay cilmiga u doontaan kadib markii uu xasan nasralah gaadhay maagaalada najaf jeebkiisa kuma jirin wax lacaga. nasralah waxa uu rabay in uu lakulmo iimaanka wayn ee ay shiicadu lahaayeen ee maxmed baqir xakiim .ana uusan awoodayn waayo lacag muu haysan.kadib waxa uu sikadisa ula kulmay nin lagu magacaabo.cabaas almusawi.waxa uu kula hadlay luqada carabiga ee{ fusxada.}ama guud.isga oo umalaynayay.in uu ninkani yahay ciraaqi.laakiin ninkaas.uu lakulmay waxa uu ahaa lubnaani kayimi.magaalada.nabi sheet.nasralah aad ayuu ula yaabay waxa ay kunoqotay kadiso.kulankaasi waxa uu ahaa.isbadl wayn oo nasrlah noloshiisa ku dhacay.halkaas waxa kabilaabantay saaxiibtinimo.dheer oo adag labadaas nin.waxa ay waxbadan kabedeleen taariikhda.lubnaan.kadib waxa ay wada aasaaseen.xisbiga looyaqaano.maanta xisbulah.sanadii.1982.iyaga oo kabaxay.amal. nasralah qaybtiihore ee waxbarshdaas uu u doontay ciraaq waxa uu dhamystay.sanadii.1978.xiligaas oo ciraaq ay kasoo ifbaxaysay isbedel siyaasadeed.oo xukunka uu lawareegayay.xisbigii bacasku. kadib markii bacs uu xilka qabtay.waxaa.cidhiidhi lasaaray ardaydii.ajaanibka ahayd.ee.najaf cilmiga usoodoonatay.waliba cidhiidhkaasi waxa uu aad u saarnaa.ardayda katimaada wadanka lubnaan.oo lagu eedaynayay.in ay xidhiidh la leeyihiin xisbiga aldacwa ee shiicadu ay lahayd oo mucaarid ahaa.marna lagu eedaynayay.in ay taageersanyihiin.xisbiga kale ee kataliya.wadanka suuriya.oo xiligaas ciraaq ay col ahaayeen. maalin maalmaha kamida ayaa ciidamada amaanka ee wadanka ciraaq waxa ay soo weerareen madrasdii uu nasralah wax kabarnayay.iyaga oo doonaya cabaas.musawi.oo markaa lubnaan ku maqnaa.nasiib wanaag.nasralaah laftiisu markaas muusan joogin.waxa halkaas lagu xidhxidhay saaxiibadii oodhan. kadib nasralah waxa uu goaansaday in uu lubnaan.kunoqdo.waanuu kunoqday.waxa uu waxbarasho horleh kabilaabay.magaalada baclbak.

noloshiisii siyaasadeed.


sanadii 1982 ayaa waxy ahayd sanadii.ciidamada israaiil ay kuduuleen koonfurta lubnaan. isla sanadaas waxa kale oo dhacay khilaaf u dhexeeya xubnaha amal.oo waxa ay u qyabsameen.laba kooxood.koox salraaca oo ay hogaaminayaan nasralah iyo muusawi.iyo kooxkale oo uu hogaaminayo. gudoomiyaha.golaha.baarlamaanka.lubnaan.nabiih.bari.isla markaas nasralah iyo kooxdiisii waxa ay aasaaseen xisbulah.sanadii 1982.xiligaas dadiisu waxy ahyd.22.jir.waxa gudoomiye loodooraty cabaas musawi.cabaas muusawi waxa uu kudhintay duqayn ay u gaysteen diyaaradaha.israaiil.sandkii 1992.kadib waxa ladooraty nasralah oo aad u yaraa. nasralah waxa uu aad .iyo aad ula dagaalamay ciidamada yahuuda.ilaa hadana waa gudoomiyaha.xisbulah