Xirsi muumin

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xirsi Muumin)

Beesha Xirsi muumin, waa beel kamid ah 4ta beelood ee Beesha Reer muumin Aadan,ee Leelkase. Beesha Xirsi muumin waa beel ku caan ah Nabadda, Geesinimada, Ganacsiga iyo maamul wanaagga. Beeshu waxa ay degtaa deegaanno kala duwan oo ku yaala Mudug iyo Bari,iyo gobolka Doolo, ee kililka shannaad ee Itoobiya. Tirada ugu badan ee beeshaani waxa ay ku dhaqanyihiin Gobolka Mudug khaasatan magaalooyinka Gaalkacayo, Galdogob, Bursaalax, Qodgaashaan, Nugaal gibin iyo deegano kale. Beesha Xirsi muumin waxa ay u kala baxdaa laba jifo oo waawayn oo Kala Ah Reer Cali iyo Reer Ibraahim(Reer Gabanow). Reer Xirsi muumin waxaa lagu tilmaamaa in ay yihiin reerka ugu hantida badan Leelkase, marka ay noqoto xoolaha iyo hantida kale ee ganacsi.


  • Xirsi Muumin
    • Reer Cali Xirsi
      • Reer Yuusuf Cali
        • Reer Cabdi-Xaaji Yuusuf Cali
          • Cabdulle Cabdi-Xaaji
          • Cismaan Cabdi-Xaaji
       * Ilma Ciise 
        *

          • Xassan Cabdi-Xaaji
          • Yuusuf Cabdi-Xaaji
          • Cali Cabdi-Xaaji
          • Maxamuud Cabdi Xaaji