Xulka Qaranka Soomaaliya

Ka Wikipedia

Xulka Qaranka Soomaaliya waxaa lagu naaneysaa Xidigaha Badweynta ( The Ocean Stars ), waxaana maamula Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waana xubin ka tirsan CAF. Xulka Soomaliya ayaa intii la ogyahay weli ku guuleysan koob caalami ah sida Koobka Qaramada Afrika iyo Kan koobka Addunka oo ay kala siman yihiin qaarada Afrika oo idil.