Xuseen Bisad

Ka Wikipedia

Xuseen Bisad waa ninka 2aad aduunka ugu dheer Dhererkiisu waa 2.32 m (7 ft 7 1⁄2 in). waana ninka labaad ee aduunka inta la ogyahay ugu gacmo weyn. gacmahiisa ayaa dhererkoodu yahay 10.59 inch ama 26.9 cm, dhanka cabirkooduna waa 26 feet, culeykuna waa 210 kg (460 lb). Xuseen Bisad waxa uu hadda kunoolyahay dalka Ingiriiska, gaar ahaan waqooyiga magaalada London.