Xuseen Maxamed Faarax Caydiid

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Xuseen Maxamed Faarax Caydiid

Xuseen Caydiid.jpg

2 Agoosto, 1996 ilaa 22 Diseembar, 1997 Dhashay: 16 Agoosto, 1962
Ku dhashay: Beledweyne, Soomaaliya
Diintiisa: Islaam
Dhalasho: Flag of Somalia.svg Soomaali

Xuseen Maxamed Faarax Caydiid waa wiilkii Maxamed Faarax Caydiid. Wuxuu ku dhashay Beledweyne taariikhdu markey ahayd 16kii bishii Agoosto sanadkii 1962.