Yaaqshiid

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Yaaqshiid
—  Degmo  —
يقشيد
Yaaqshiid is located in Somalia
Yaaqshiid
waxay Yaaqshiid ku taalaa Somalia ama
Dhacdaa: 2°02′N, 45°21′E
Dalka Soomaaliya
Gobol Banaadir (BN)
Degmo Yaaqshiid (Muqdisho)
Waaxyaha Suuq-Bacaad, Tawfiiq, Fagax, Caymiska, Juungal, Jen Daa'uud iyo buula geesaale
Xukunka
 • Duqa Muxudiin Xasan Jurus (Gudoomiyeha Degmada Yaaqshiid)
Baaxadda
 • Guud ahaan 67 km2 (26 sq mi)
Joogga 5 m (16 ft)
Tirada dadka (2012)
 • Guud ahaan 47,012
 • Tiro Badnaan 700/km2 (1,800/sq mi)
Magac uyeel Ree Yaaqshiid
Saacad UTC (UTC+3)
 • Xagaa (DST) UTC (UTC+3)
Furaha Boostada 10016
Furaha Tel Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
Ciidaha Ciid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da soon fur
Website Mareegta internetka
E-mail dc.yaaqshiid@mogadishucity.net

Yaaqshiid waa degmo katirsan gobolk Banaadir waxay ku taalaa wuqooyi bari ee magaalada muqdisho Muqdisho.

Inkastoo ayna jirin tirakoob rasmi ah hadana dadka dega waxaa lagu qiyaasaa 97 kun oo qof.


Xaafadaha, Laamaha iyo Waaxaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Towfiiq horseed iyo heegaan
  • Jungaal
  • tookyadda yaaqshiid
  • Ceymiska
  • mahad alle
  • Fagax
  • sii sii
  • Suuq bacaad
  • xafada buula geesale ama buula shiidle
  • Geed qalooc
  • jira garoob
  • Baar ayaan
  • siliga towfiiq
  • Iftin
  • Waqda (Gubta)

Kaalinta Cayaaraha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Deggmadan waxey ka qayb gashay tartamo fara badan oo xilli ee ciyaaredka dagmoyinka gobolka Banaadir. Waxeyna dhowr gor kuguleysatay kobka dadmoyinka waxeyna kuguleysatay kalimaha kowaad iyo labad walow mesha kamarneyn kalmaha sadaxad. yaaqshiid kaalinta ciyaarah runtii lama soo koobi karo waxaa soo maray ciyaartooy waa weyn iyo kooxo aad u waayeen libaaxyadii tiinleey iyo geed qalooc iyo kooxdii aan ka dhicin ee sharma arke waxaa kaloo la iloobi karin kooxdii bishaaro muumin ee axmadeey qiyaarkeey dhanka kubada kolayga waxaa jirtay kooxdii alnaciim ee ku guulaysatay koobkii loo dhigay alaha u naxariistee cabduqaadir yaxye alnaciim waxaa hogaaminaayay gudoomiye yaasiin cabdule oo ku magac dheeraay yaasiin jeeri waxaana tababare u ahaay alaha u naxariistee tababarahii kooxda alnaciim macalnka yaaqshiid mudane cabdi dhacoob oo gacan ka gardaran dishay isaga iyo gudoomiyahii dagmadaba markii loo dhigay qarax miino alaha u naxariistee

Hoteelada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Hotel Gar-guurte
  • Hotel Bini-cali
  • Hotel Ramadan
  • Hotel Tawfiiq
  • Hotel Capital

Suuqyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Suuq-bacaad
  • Suuqa jungal
  • Suuqa Tawfiiq
  • Suuqa Mijiska
  • Suuqa Ceymiska
  • Suuqa Sanca

Suuqa Juungal

== Jidadka Maka,almukarama

  • Jidka Warshadaha
  • Jidka Sodonka
  • Jidka Wadnaha

Heer kulka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Bisha 1 3 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 Sanad
Heerka kulka dhexdhaxaadka ee kuleelka daran (°C) 30.2 30.2 30.9 32.2 31.2 29.6 28.6 28.6 29.4 30.2 30.6 30.8 30.2
Heer kulka dhexdhexaadka ah ee kuleelka hoose (°C) 23.0 23.4 24.9 25.6 24.9 23.7 23.1 23.0 23.4 24.3 24.2 23.5 23.9
اRoobab (mm) 0 0 8 61,74 61,66 82,88 64,64 44,2 25,74 32,9 42,76 9,44 492,8


Xuduuda degmada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Goobaha Waxbarashada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Alfajr
  • Dugsiga hoosee dhexe iyo sare ee jabir bin xayaan
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee cumar bin cabdacasis
  • Dugsiga hose dhexe iyo sare ee alnuur
  • Dugsiga hoosee dhexe iyo sare ee almanaar
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee alminaal
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee daarul culum
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee maka all mukarama
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Jubba
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Towfiiq1
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Shabeele
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Axmad Gurey
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee macalin jamac
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee SYL dugsiga sare ee janaral daauud iyo hoose dhaxe janaral daauud . dugsiga sare machadka jir dhiska iyo isboortiga. dugsiga hoose dhaxe yaqshiid. dugsiga hoose dhaxe 8 maajo .hoose dhaxe ee towfiq
dugsiga dhexe sare shabeele

Xarumaha Dawladda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Saldhiga dagmada yaaqshiid
  • Xarunta degmada yaaqshiid
  • Xarunta lanta Tawfiiq
  • xaruntalaanta suuqa towfiiq
  • xarunta laanta heegan
  • xarunta mina shiibyo

Isgaarsiinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

=OLOMBIG
          
  • HORMUUD
  • TELEKOM
  • NETIONLINK
  • SEMAFONE
  • ORBIT

Xawaaladaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • DAHABSHIIL
  • QARAN
  • TAWAKAL
  • OLOMBIK
  • MUSTAQBAL


Goobaha Internetka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • ORBIT
  • GLOBOL
  • CAMUUDI
  • aabal
Degmooyinka Gobolka Banaadir Flag of Somalia

Boondheere · Xamarjajab · Xamarweyne · Dayniile · Shibis · Shingaani · Dharkeenleey · Cabdicasiis · Kaaraan · Huriwaa · Hodan · Howlwadaag · Waaberi · Madiino · Wardhiigleey · Yaaqshiid