Yeed

Ka Wikipedia

degmoda Yeed waa degmoda ugu faca wayn

degmooyinka dhaca degaanka bakool beeraha waxay kamid aheyd degmooyinkii dalka Soomaaliya waxay degmonimada qaadatay Juun 1971 dii, Waxay ka mid tahay degmooyinkii burburay kadib dagaaladii dhaxmaray Soomaaliya iyo Itoobiya 1977 -dii ilaa 1982 -dii. Yeed waxaa loo raray tuulada Rabdhuure si ku meel gaar ah u dhaxeysa Burdhuhunle yeed gaar ah waxaana DIB loogu celiyey yeed kadib markay xaalku caadigusii kudoo noqday yeed la aqoonsaday inay nabad galiyo buuxdo ka jirto guddoomiyihii degmada yeed ee ugu dambeeyey 1987-1990 wuxuu ahaa abdi faqid duwane . YeedWaxay xuduud la leedahay degmoda baarey ee gobalka afdheer somali State of ethiopia (Ogaden) yeed Waxay caan ku tahay Xabagta fooxa (beeyada), Xoolaha nool, waa dhul caro san ah oo ay xoolahu si fiican ugu dhaqmaan. Degamada rabdhuure Waxaa -, laga billaabo Xildhibaanada la doortay ee her federal inta aan ka xasuusto waxaa xildhibaan loo doortay .

Degmoda yeed

1: Bare ugaaz geedi

2: Mohamed J Mursal

Gobolka Bakool, dalka Soomaaliya

Masuulkan waxaan ka qoray warbixin dheer oo ku saabsan taariikhda gobolka Bakool gaar ahaan taariikhda degmooyinka yeed Ceelbarde iyo tiyeeglow. 1960-kii xorriyadda dalka Soomaaliya kadib.

Gobolka Jubbada sare (alt Juba) ayaa la isku dhihi jirey Bay, Bakool iyo Gedo gobollada hadda loo yaqaanno waxaa laga xukumi jirey Baardhere

Markaas jubbada sare waxay aheyd degmooyinka Baydhabo, Xuddur, Baardheere, Luuq iyo Buurhakabo.

1971-dii ayaa la magacaabay degmoiyin waxaa degmooyin qaatay bishii 6. 1971: 1. Rabdhuure 2. Waajid 3. Tiyeegloow Xuddur oo ah xarunta gobolka Bakool ee cusub sidaas Gobolku wuxuu ku noqday 4 degmo.qore aqoonyahan somaliyed mudane

Arab ahmed Ibrahim

Koonfur- Waajid Galbeed- Washaaqo Waqooyi- Baareey Itoobiya Bari - Xuddur Waqooyi Bari - Ceelbarde.

Deegaanada ay xuduuda la leedahay waxaa kamida: Allamo, darmaajiid, qorofdhurwaa, dhamaajaaleey, dhax-xirleey, ceel-la-Helay, qoracleweyne, yeed, boodaan, wardhutileey, lagalaay, gubato, ceel ka-riigga, iwm. Guddoomiyaha degmada rabdhuure ee maanta waa Cabdulaahi iidow.

By: DC